shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Waxaa illaa hada nasoo gaadhaya Hambalyada loo dirayo Mudane Faisal Jama Ali Abokor iyo Marwadiisa Yurub Cabdul Ismaaciil…

(Ceegaag,  March 30,  2010 Ceegaag Online)

Hambalyooyinkan oo sida hoobaanta ugu soo dhacaya shabakada wararka ee Ceegaag.com waxay nagasoo kala gaadhayaan dalkeenii hooyo, India, iyo Qaarada Waqooyiga Ameerika

Reer Xaaji Cali Cilmi Iidle

Reer Xaaji Cali Abokor

C/xabiib C/laahi Cabdi

C/raxmaan Maxamed Axmed (Qasbaaye)

Aar Muxumed Aw-xuseen (Aar Diarra)

Cali Cabdi Casayr

Yusuf Maxamed Yusuf 

Faysal Maxamed Yusuf .

Ayaanle Yuusuf Abdi

Cabdixamiid bashiir cartan

Dhamaan Dadkan ayaa Waxay tahniyad balaadhan u diraynaa caruuska iyo caruusada Faisal Jama Ali Abokor iyo Yurub Cabdul Ismaaciil oo aqalgalkoodu ka dhacay Magaalada Ceegaag waxaan leenahay noqda qoyskii lagu nasto, badhaadhe iyo barwaaqo ku waara, ubad khayr qabana kala hela.

Aamiin   Aamiin   Aamiin

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com