shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Aroos: Faisal Jama Ali Abokor iyo Yurub Cabdul Ismaaciil oo ku aqalgalay Magaalada Ceegaag.

(Ceegaag,  March 30,  2010 Ceegaag Online)

Xaflad Aroos oo aad laasoo agaasimay oo ay kasoo qayb galeen dadwaynihii ugu tirada badnaa ee isugu yimaada xaflad Aroos Degmada Ceegaag iyo nawaaxigeeda ayaa ka dhacdey xalay Magaalada Ceegaag, xafladan Arooska oo ay lahaayeen Faisal Jama Ali Abokor iyo Yurub Cabdul Ismaaciil.

Dhamaan maamuulka iyo shaqalaha shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa Mudane Faisal Jama Ali Abokor iyo Marwadiisa Yurub Cabdul Ismaaciil oo xalay ku aqalgalay Magaalada Ceegaag, Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano…Aaamiin

webmaster@ceegaag.com