shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Dhalasho

Dhalasho Cawo iyo Ayaan Leh: Dhalasho Farxad Leh.

 

(Boston,  May 30 2012, Ceegaag Online)

Waxaa shalay oo bishu ahayd May 29, 2012 gabadhi ugu  dhalatay magaalada Boston ee Dalkan Maraykanka  Saciid Xasan iyo Sucaad Maxamed Guhaad gabadhaas oo loo bixiyay Saynab Saciid Xasan Waxaan leenahay Saynabeey Sookor oo soo barbaar noqona tii anfacda Dalkeeda dadkeeda iyo diinteedaba. Aammiiiin.

 

 

Sidoo kale Dhamaan maamuulka  Shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa Saciid Xasan iyo Sucaad Maxamed Guhaad oo SAYNAB ugu dhalatay Magaaladan Boston ee Dalkan Maraykanka, waxaan leenahay soo barbaar noqona tii anfacda Dalkeeda dadkeeda iyo diinteedaba. Aammiiiin.

Ceegaag@hotmail.com

 

webmaster@ceegaag.com