Assalaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakaatuh....

 
Walaalaha sharafta iyo qaddarinta mudan waxaan ugu bushaaraynayaa in muxaadaradii billaha ee Masjidka ay dhacayso Isniinta May 28, 2012. Sidoo kale, waxaa muxaadarada nagala qeyb qaadanaya Sheikh Cabdulqaadir Cabdallah oo ah wadaad nooga yimid carabaha diintana ilaa xad  Allah cilmi dheeri ah kasiiyay. Sheekhu reer Boston ayuu nala noqday, markaas aan kawada faa'ideysanno Insha'allah. Muxaadaradana waxay dhacaysaa inta u dhexeysa Casar ilaa Maqribka (5pm - 8pm). Qofwalba xil ayaa kasaaran keenidda naftiisa, ehelkiisa iyo asxaabtiisa. Kheyrkana hala gaadhsiiyo bulshada intaan e-mail kan helin. 

 
English Version:

 
We are pleased to announce to our dear brothers and sisters of Islam that the Masjid is holding its monthly lectures on Monday May 28, 2012. We would  like to share with you that its expected the presence of Sheikh Abdulqadir Abdullah who came from the Arab world and have a significant amount of knowledge for our beautiful religion of Islam. The sheikh has already become a permanent resident of the City of Boston. Please welcome him to be part of Masjid and make sure that all of us benefit from his knowledge. The lecture time is between Asr and Maghrib (5pm t0 8pm). Its a responsibility for all of us to bring ourselves, our families and our friends. Please forward this notification to other community members! 
 
Jazaakumullah Kheyr. 
Assalaamu Calaykum
Abdulqadir Farah