shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Banaanbixii ugu xamaasadeesnaa abid oo ka dhacay alfaafka Wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka shalay.

 

(Washington DC May 18,  2012 Ceegaag Online)

Waxaa shalay ka dhacay albaabka hore ee wasaarada arimaha dibada ee dalkan Maraykanka banaanbax aad u balaadhan oo ka dhan ahaa dad iyagu doco doceeya midnimada Soomaaliya (Somaliland).

Banaanbaxan oo ay iskusoo dubo riday jaaliyada Soomaalida ee Khaatumo State ayaa ahaa mid aad u xamaasadeesan dadkii halkaa isugu yimidna ay ku soo ban dhigeen sida ay u diidan yihiin in Lacagaha Cabshuurahooda loo isticmaalo in lagu gumaada eheladooda ku sugan Soomaaliya.Siiba Gobolada SSC oo hatan ah Khaatumo State of Soomaaliya.

Waxaanu nasiib u helnay inaanu waraysano ilaa sodon banaanbexe kuwa aanu ka qaadnay waraysiga codka ah waxay kala ahaayeen 1. Axmed Kayse Jaamac, 2. Cabdifataax Xasan, 3. Cabdikariin Kaarshe, 4. Cabdiraxmaan Aadan, 5. Cabdiraxmaan Warsame Cismaan, 6. Cabdirisaaq Cali Caateeye, 7. Cabdirisaaq Yuusuf Guray, 8. Cabdulaahi Xuseen, 9. Canab Maxamed Xirsi Jaamac, 10. Kobra Kayse Xaaji Jaamac, 11. Naaleeye Qalinle, 12. Saleebaan Waji Xaad, 13. Maxamed Cabaase Geele.

Hadaba midmid u dhagayso anaga oo waydiinay uun sababta ay u baaanaanbaxayaan iyo gobolka ay ka dagan yihiin wadankan Maraykanka.

 Waraysigii Cabdulahi Xuseen (Maine) Dhagayso

Waraysigii Axmed Kayse Jaamac (Maine) Dhagayso

Waraysigii Cabdifataax Xasan (Massachusetts)Dhagayso

Waraysigii Cabdiraxmaan Warsame Cismaan (Maine)Dhagayso

Waraysigii Cabdirisaaq Yuusuf Guray (Ohio)Dhagayso

Waraysigii Cabdikariim A Kaarshe (Ohio)Dhagayso

Waraysigii Saleebaan Waji Xaad (North Caroline)Dhagayso

Waraysigii Maxamed Cabaase Geele (Minasota)Ururka DaryeelDhagayso

Waraysigii Xildhibaan Kobra Kayse Xaaji Jaamac (Ohio)Dhagayso

Waraysigii Cabdirisaaq Cali Caateeye (Boston)Dhagayso

Waraysigii Cabdiraxmaan Aadan(Xubin ka mid ah Gudiga Minnesota) (Minnesota) Dhagayso

Waraysigii Canab Maxamed Xirsi Jaamac "Afjano" (Minnesota) Dhagayso

Daawo Sawiradii Banaanbaxa

 

webmaster@ceegaag.com