shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun: Ismaaciil Gaas Guutaale oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

(Nairobi May 09,  2012 Ceegaag Online)

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOTI”

Waxaa maanta oo Arbaco ah bisha May-na tahay 09, sanadka 2012 magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday  Alla ha u naxariistee Marxuum Ismaaciil Gaas Guutaale, Waxaanu marxuumka ilaahay uga baryaynaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo dhammaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin.

Bahda  Ceegaag.com ayaa iyana Waxay tacsi u dirayaan Eheladii iyo qaraabadii uu maanta ka geeriyooday  Marxuum Ismaaciil Gaas Guutaale Waxaan Illaahay uga baryeynaa in Marxuumka Janadii Fawdasa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna  samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com