shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ururka haweenka ee Isjecel oo casho sharaf u sameeyay Xil: Safiya Cabdi Nuur iyo Xubi Xuseen Al-xaaji

(Boston, March 15, 2012 Ceegaag Online)

Habeenkii Sabtiga 03/10/12 waxaa magaalada Boston lagusoo dhaweeyay  gabadhii ugu horaysay ee ka  qayb gasha baarlamaanka Kenya Xildhibaanad Safiya Abdi Nur iyo Xubi Xuseen Al-xaaji oo ah gabadha u dagaalanta xuquuqda dumarka soomaaliyeed iyo caruurta ee Kenya oo loo yaqaan  WomenKind Kenya, Munaasabadan oon lagu aadiyay International Womens Day (week), waxaa isku dubariday Xafiiska RIAC iyo gabdhaha Isjecel group.

Xafladan oo ay soo abaabuleen Ururkaka Haweenka ee Isjecel laguna qabtay xafiiska Refugee & Immigrant Assistance Center (RIAC) ayaa ku soo dhamaatay Jawi aad u wanaagsan oo niyadsami sii siindoona Gabdhahaa magaca usoo hooyay Haweenka reer Keeniya iyo dhamaan bahwaynta gabdhaha ee Afrikada Bari.

Daawo

 
 
Naima Agalab
Refugee & Immigrant Assistance Center (RIAC)
Program Director
31 Heath Street
Jamiaca Plain MA 02130
Phone: 617-238-2434
Fax: 617-238-2431

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com