shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Marwada 1aad ee Jamhuuriyada Jabuuti oo xadhiga ka jartay Carwo Lagu Soo Bandhigayey Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida 

(Jabuuti, March 07, 2012 Ceegaag Online)

 Marwada 1aad ee Djibouti Marwo Khadro Maxamuud Xeyd iyo Wasiirrada dalkaasi ayadoo Carwadan oo aheyd mid si weyn loosoo agaasimay ay xubnaha diyaariyey ka kala yimaadeen gobollada Djibouti. Carwadan ayaa lagu soo bandhigay alaabta hidaha iyo dhaqanka Soomaalida.

Waxaa kale oo iyana kamuuqatay hidaha qabaa'ilada canfarta ee dagen DJabuuti. ma'aha markii ugu horeesay ee DJabuuti soo bandhigto iyada oo noolaynasa hidaha iyo dhaqanka balse waxay hore u gacan qabteen abawaanadii, qoraayadii, iyo fanaaniinta Soomaaliyeed kadib burburkii ku yimid Soomaaliya.

Daawo

Sawirqaadaha:Maxamed Bashiir Sheekh C/raxmaan

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com