shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun: oo ku geeriyootay Magaalada Baladxaawo.

(Baladxaawo, March 15, 2012  Ceegaag Online)

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOTI”

Waxaa maalinimadii isniinta ee bishu ahayd March 12, 2012 magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ku geeriyootay Allaha u naxariistee Faadumo Sheekh C/laahi (Faadumo Dhaashan), Hadaba Dhammaan Asxaabta hoos ku xusan waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Mohamed Warsame Mohamed, Cabdi Mohamed Warsame, Ilma Cawil Mohamed Wasrame iyo Hooyadood Sahra Ahmed Suldaan, iyo Reer Sheekh C/laahi geerida naxdinta leh ee ku timid ALLE ha unaxariistee Faadumo Sheekh C/laahi (Faadumo Dhaashan)  Waxaana leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo geeridaa xaqa ah, marxuumada janadii Fardowsa ALLE hakawaraabiyo AAMIIN.

Waxaa tacsida diraya

Ayeeyo Xalwo Aw-aadan Magan

Hooyo Luul Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda, Ilmo Maxamed Xaaji Cali

Caasha Yuusuf Suldaan Seed iyo caruurteeda

C/raxmaan Daahir Dirir iyo Xaaskiisa Saynab Ahmed Suldaan & caruurtooda

Dr. Faisal C/llaahi Warfa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan & caruurtooda

Cabdi Xaaji Cali Cilmi & dhamaan Reer X. Cali

Jamaal X. Cali iyo xaaskiisa & caruurtooda iyo

Nafisa Maxamed warsame iyo odeygeeda iyo caruurtooda

Waxaan Illaahay uga baryeynaa in Marxuumada Janadii Fawdasa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtayna  samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com