shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Markii ugu horeysay Aduunka oo la sameeyay qalab bini aadamka u sahlaya in ay u duulaan sida shimbiraha.

(Hague, Mar 29, 2012 Ceegaag Online)

Nin udhashay wadanka Holland ayaa ka yaabsaday aduunka markii uu soo bandhigay qalab uu bini aadamka ugu duulikaraan sidii shimbiraha oo kale, Qofka ayaa lagu rikabaya baalal macmal ah oo Computer ku shaqeeya isagoo duulaya oo tagay meeshii uu doono.

Ninkan oo lagu magacaabo Jarno Smeets ayaa markiisii hore ahaa filim qaade, isagoo mudo 8 bilood ku mashquulsanaa sameynta mucjisadan ayaa ugu dambeyntii Waxaa uu ku soo bandhigay magaalada Hague ee koonfurta wadanka Holland isagoo tijaabadii ugu horeysay halkaas ku soo bandhigay.

Halkan Hoose ka Daawo Video-ga

 

 

 

webmaster@ceegaag.com