shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Wafdi uu hogaaminayo ugaaska Waamood Ugaas Maxamuud Ugaas Xuseen Boqow oo gaadhay Caasimada Muqdisho.

 

(Muqdisho,  June 19, 2012, Ceegaag Online)

Wafdi culus oo ka kicitimay magaalada Nayroobi ee dalka Kiiniya oo uu hogaaminayo ugaaska Waamood Ugaas Maxamuud Ugaas Xuseen Boqow ayaa manta gaadhay caasimada Muqdisho.

Waxaa gagida diyaaradaha ee Aadan Cade ku soo dhaweeyay waftiga xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan dawlada ku meelgaadhka ah.

Ceegaag@hotmail.com

 

webmaster@ceegaag.com