shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo maanta kusoo guryo noqday magaalada Muqdisho.

 

 

(Muqdisho,  June 04, 2012, Ceegaag Online)

Madaxweynah Dowladda KMH ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay iyadoo garoonka Aadan Cade International si diirran loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ka soo laabtay dalka Turkiga halkaas oo uu kaga Soo qeybgalay shirkii caalamiga ahaa ee looga hadlayay arimaha Soomaaliya ayaa markii uu kasoo degtay garoonka wuxuu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada qalabka sida,  iyo kuwa African Union-ka.

 

Ceegaag@hotmail.com

 

webmaster@ceegaag.com