shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Dhalasho

Dhalasho Cawo iyo Ayaan Leh: Dhalasho Farxad Leh.

 

(Ceegaag,  June 15, 2012, Ceegaag Online)

 

Waxaa shalay oo bishu ahayd June 14, 2012 wiil ugu dhashay magaalada Ceegaag ee dalka  Soomaaliya Faisal C/riigle X. Cali iyo Hamdi Jaamac Ismaaciil, Waxaan leenahay Sookor oo soo barbaar noqona kii anfaca Diintiisa Dalkkiisa, dadkiisaba.

 

Sidoo kale Dhamaan maamuulka  Shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa Faisal C/riigle X. Cali iyo Hamdi Jaamac Ismaaciil,  oo wiil ugu dhashay Ceegaag ee Dalkan Soomaaliya, waxaan leenahay soo barbaar noqona kii anfaca Dalkkiisa, dadkiisa & Diintiisaba. Aamiin

 Ceegaag@hotmail.com

 

webmaster@ceegaag.com