shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Dhalasho

Dhalasho Cawo iyo Ayaan Leh: Dhalasho Farxad Leh.

 

(Ceegaag,  June 18, 2012, Ceegaag Online)

 

Waxaa shalay oo bishu ahayd June 17, 2012 wiil ugu dhashay magaalada Ceegaag ee dalka  Soomaaliya Axmed Siciid Taraafiko iyo Najax Mohamed Shuuriye Waxaan leenahay Sookor oo soo barbaar noqona kii anfaca Diintiisa Dalkkiisa, dadkiisaba.

 

Sidoo kale Dhamaan maamuulka  Shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa Axmed Siciid Taraafiko iyo Najax Mohamed Shuuriye oo wiil ugu dhashay Ceegaag, Waxaan Ilaahay uga Baryeynaa in uu noqdo kii Diintiisa, Dalkiisa iyo Dadkiisa Anfaca.

Aamiin                Aamiin                 Aamiin     

 Ceegaag@hotmail.com

 

webmaster@ceegaag.com