Warar Soomaali ku Qoran

Garoowe June 24, 2012       MGS ee Puntland oo u talaabay ku xulida Madaxdooda dhinaca Xisbiyada Badan   Sii Akhriso
Masar, Qaahira June 24, 2012 U Codayntii madaxwayne ee reer Masar oo uu ku guulays-tay Maxamed Morsi Sii Akhriso
Buuhoodle, June 22, 2012     Banaanbax weyn oo maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Daawo
London, June 21, 2012     Shirkii magaalada London uga socdey Dowladda Federaalka Soo-maaliya iyo maamulka Somaliland oo lasoo gabagabeeyay. Sii Akhriso
Nayroobi, June 21, 2012     Hogaanka Xisbiga Tayo Party oo kulamo muhiim ah Nairobi kula leh Shacabka Somaliyeed Sii Akhriso
Nayroobi, June 21, 2012     Qudbadii uu ka jeediyaya Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli Shirkii Saxiixayaasha Roadmap-ka oo shalay Gelinkii dambe ka furmay Magaalada Nairobi. Sii Akhriso
Amistardom, June 21, 2012     Ciyaaryahan Cabdi Nageeye oo lagu darey liiska xulka Qaranka dalka Holland uga qayb galaya cayaaraha oradada Qaramada Yurub ee lagu wado in lagu qabto caasimada dalka Finland ee Helsinki.    Sii Akhriso
Afgooye, June 20, 2012             Nin saaka isku qarxiyay suuqa Afgooye sabatii uu isku qarxiyay. Cadaw waa ninkii aan badbaadin naftaada!! bal nala dhagaysta sida kooxda Al-shabaab maskaxda uga xadayaan ubadkeena iyaga oo u baneenaya (xalaaleenaya) dhiiga Adeeradood, Abtiyaashood, Eedooyinkood, Habaryarahood, iyo ugu darnaan dhiiga walaalohooda Muslimiinta ah   Dhagayso
Muqdisho, June 19, 2012     Wafdi uu hogaaminayo ugaaska Waamood Ugaas Maxamuud Ugaas Xuseen Boqow oo gaadhay Caasimada Muqdisho. Sii Akhriso
Masar, Qaahira June 19, 2012 Madaxwayne Xusni Mubaarak oo geeri qarka u saran kadib markii wadnihiisii istaagay Sii Akhriso
Muqdisho, June 19, 2012     Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli Gaas oo maanta u dhoofay dalka Kenya. Sii Akhriso + (Sawiro)
Muqdisho, June 18, 2012     Siminaar ay soo qaban qaabisay wasaarada haweenka iyo arimaha qayska ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, ayaa Marwo Maryan Aways ugu baaqday haweenka Soomaaliyeed in ay ka faa’iidaystaan saamiga ay ku yeelan doonaan dowladda rasmiga ah ee dalka loo yagleelayo.   Dhagayso
Boston, June 18, 2012        The Lion's Share. By Idiris Mohamed X. Cali. Read More
Ceegaag, June 18, 2012     Hambalyo Dhalasho: Axmed Siciid Taraafiko iyo Najax Mohamed Shuuriye oo wiil ugu dhashay magaalada Ceegaag. Sii Akhriso
Muqdisho, June 17, 2012     Xaflad Tartan Qur’aan aqris ah oo maanta lagu qabtay xarunta nabadda Raage Ugaas ee magaalada Muqdisho. Sii Akhriso
Tukoraq, June 16, 2012     Cadowga Cadowgaygu waa Saaxiibkay! Ciidamada Somaliland iyo Puntland oo Tukaraq ku wada weeraray kuwa Maamulka Khaatumo  Daawo
Ceegaag, June 15, 2012     Hambalyo Dhalasho: Faisal C/riigle X. Cali iyo Hamdi Jaamac Ismaaciil oo wiil ugu dhashay magaalada Ceegaag. Sii Akhriso
Buuhoodle, June 14, 2012     Jawaabtii reer Buuhoodle ee baaq nabadeed kii reer Qorilugud:Midnimadda iyo Qaranimadda Umadda Soomaaliyeed waa Lama Taabtaan, Hadii aad nabad rabtaan ka baxa deegaanada Khaatumo State Of Somalia Daawo (Xuquuqda Cajalada waxaa iska Leh Boocame)
Boston, June 14, 2012     Silsilada Gabayo inoo bilowday! waa Saf-iyo C/laahi Wagad gabaygii ay ka tirisay banaanbixii Washington. DC (Bahwadaag la noqonmaayo) Gabaygan oo ka hadlaya xaalada deegaanada SSC  Dhagayso
Qorulugud, June 12, 2012     Shirkii sanadlaha ahaa ee beesha Habarjeclo oo lagu soo gabo gabeey-ay Qorulugud iyagoo soo saaray baaq nabadeed ku wajahan walaalohooda reer Buuhoodle  Dhagayso
Nayroobi, June 12, 2012   Guddoomiyihii ugu horeeyay qabta Baarlamaanka Soomaaliya oo Nairobi ku geeriyooday iyo taariikh nololeedkiisa oo kooban    Sii Akhriso
Muqdisho, June 12, 2012   Marwada Ra’iisul Wasaare Gaas oo kulan xog wareysi ah la qaadatay Ururada Haweenka Soomaaliyeed  Sii Akhriso
Boston, June 11, 2012     Silsilada Gabayo inoo bilowday! waa Safiyo C/laahi Wagad gabaygii ay ka tirisay shirkii Taleex. (Gacmaha is Qabsada) Ga-baygan oo ka hadlaya xaalada deegaana-da SSC siday ahaan jireen, sida ay iminka yihiin iyo waxa la gudboon Dhagayso
Buuhoodle, June 11, 2012     Daawo Munaasabad lagu daah furayey Masjidka Abubakar Sadiiq ee Magaalada Buuhoodle. Daawo
Muqdisho, June 11, 2012          Galaha wasiirada Soomaaliya oo maanta ka hadlay xalada goobaha lagala wareegay gacan ku hayntooda Al-Shabaab iyo safarkii Raysalwasaaraha Sii Akhrso
Muqdisho, June 10, 2012          Madaxwayne Shariif Sheekh Axmed oo qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Johnnie Carson tacsina u daray dawlada Kenya  geerida ku timid Wasiirkoodii Amniga  Prof. George Saitoti. Dhagayso
Dhadhaab, June 09, 2012          Mashruuc indhafiiqis ah oo eey Hey'ada Caafimaadka IRC eey ka fulineyso xerooyinka qaxootiga Dhadhaab Daawo
Boosaaso, June 09, 2012          Dufcadii Ugu Horeysay Oo Ka Qalin Jebisay Jaamacadda Muqdisho Faraceeda Boosaaso   Sii Akhriso
Muqdisho, June 09, 2012          Maxaa sii kordhayay dhibaatada lagu hayo suxufiyiinta Muqdisho xilli uu soo  hagaagayso amaanka caasimada.   Sii Akhriso
Boosaaso, June 09, 2012          Qalinjabintii  sanadkan June 2012 ee  Jaamacadda Boosaaso qaybta kuliyadda horumarinta bulshada.  Sii Akhriso
Muqdisho, June 07, 2012          Shirkii Khamiislaha ee golaha wasiirada oo maanta looga hadley howlgalada ciidamada dowladda (Warsaxaafadeed). Sii Akhriso
Kismaayo, June 07, 2012          Ciidamada cirka ee Kenya oo duqeeyay goobo ka mid ah gobolka Jubada hoose. Sii Akhriso

Ceegaag oo Lix Jirsatay

Nairobi, June 06, 2012          Kenya oo maxkamad soo taagtay nin u dhashay dalka Switzerland oo loo haysto inuu ka tirsan yahay ururka Al-shabaab. Sii Akhriso
Muqdisho, June 06, 2012   Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh. Axmed oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka. Sii Akhriso + (Sawiro)
Malaysia, June 05, 2012   Wook Kundar oo ah haweeney 109 jir ah oo ku hamiyeysa in ay uur u yeelato seygeeda oo 70 sanno ka yar. Sii Akhriso
Muqdisho, June 04, 2012   Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo maanta Muqdisho si heer qaran ah loogu soo dhaweyay. Sii Akhri + Sawiro
Abu Dhabi, June 04, 2012   Odeyga dhaqanka maka badbaadin doonaan Soomaaliya shirqoolaha shisheeyaha, mise sidii Barlamaanka Dowladda federaalka KMG ayay ugu dambeynta ku dhici doonaan dabinka beesha caalamka. Sii Akhriso
Boston, MA June 03, 2012      Hambalyo Arooska: Cabdullaahi Xasan Axmed & Maryan Salaat Jimc-aale oo shalay ka dhacay magaalada Boston, MA USA. Sii Akhriso + Sawiro
Boston, June 02, 2012   Magacyada Tiraallada Waaweyn Qore: Idiris M. Cali  Sii Akhriso
Boston, June 02, 2012   Ogaysiis     Ogaysiis    Ogaysiis   Waxaa dhamaan raga ku dhaqan magaalada Boston iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa inuu jiro kulan gaara oo lagu soo bandhigayo Caafimaadka raga siiba kuwa madow ee Soomaali-duna ku jirto Faahfaahinta Sii akhriso
Istanbul, June 01, 2012            Daawo Sawiradda shirkii arimaha Somalia oo istanbul goor dhow lagu soo gabagabeeyay. Daawo
Kambala, May 27, 2012         Tartan orod ah oo ay soo agaasintay Shirkada Xareed Company ayna ka qeyb galeen Wadamo badan oo dalka Uganda lagu qabtay   Sii Akhriso
Fairfax, VA May 26, 2012      Hambalyo Arooska: Mukhtar Ahmed Cali Abokor iyo Laki Ahmed Abdiciise oo Xalay ka dhacay Virginia. Sii Akhriso + (Sawiro)
Boston, May 26, 2012   Daawo Qudbadihii, ciyaarihii hidaha, Buraaburkii, Heesihii, lagu soo dhaweeyay R/Wasaare Farmaajo iyo Xisbiga Tayo May 05, 2012  Daawo

Raadi Wararkii Hore:

 

Wararkii Hore

  Qoraalada

 Wararkii Hore

 May 12|Apr 12|Mar 12|Feb 12|Jan 12|2011|2010

|2009|2008|2007|2006

Boston, June 02, 2012   Magacyada Tiraal-lada Waaweyn. (Qore Idiris M. Cali)  Sii Akhri

Fadlan ka qaybqaado Dhismaha Masjid Jaamaca Qaydar

Toronto, Nov 01, 2011   Halgan iyo Hagardaamo- Taariikh Nololeed- Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed   Sii Akhriso
Ceegaag Jun 15, 11 Hay'adda SCERDO oo Ceel biyood Riiga ka hirgalineysa Ceegaag + Sawiro Sii Akhriso

Barnaamijka Ganacsiga Qaybaha 1aad  2aad  3aad  4aad  5aad 6aad 7aad   8aad  9aad  10aad 11aad 12aad  13aad 14aad  15aad  16aad 17aad 18aad 19aad  20aad

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan
Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Indiana May 29, 2012      The most effective Somali community SAUC. By Mohamud Shalab Read More

  Old News   (Archive)

 

Search for Old News:

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

 

 

 

Copyright @ 2006 Ceegaag Online     Designed Hussean Fiin The Owner of Ceegaag media