shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Shirka Dastuurka ee ka dhacayay Garoowe  sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay oo caawa 11:23 PM SGAB la soo afmeeray

(Garoowe Feb 17, 2012  Ceegaag Online)

Shirka meelmarinta Dastuurka Soomaaliya ee Garoowe ka socday sadexdii maalmood ee ina dhaafay ayaa kusoo gabogaboobay is afgarad dhex maray masuulioyiintii shirkaa isugu timid, Shirkan oo ay isugu yimaadeen Maamulada Puntland, Galmudug, dhaqdhaqaaqa Ahlusuna, iyo dawlada dhexe ee Federaalka ayaa lasoo afmeeray abaarihii 11:30 PM caawa saacada Afrikada Bari kadib markii laga heshiiyay qaabka Baarlamaanka ay Soomaaliya yeelan doonto tiradiisa oo shirka ku keentay caqabadii ugu wayneed.

Wararka aan ka helano Garoowe ayaa sheegaya in shirkaasu hada u muuqdo mid taabo galay oo guul ku dhamaaday kala soca faahfaahinta warkan Ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com