shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Nibiri Yaxaaseed kusoo caaryay dekada Islaamabaad Bakistaan.

(Islaamabaad, Bakistaan Feb 08, 2012  Ceegaag Online)

Waxaa manta kusoo caaryay nibiri yaxaaseed aad u wayn magaalada Islaamabaad ee dalka bakistaan, Nibirigan ayaa ahaa kuwa ugu waa waynd ee nool haatan isga oo ku qudhbaxay goob ay doomuhu ka shiraacdaan oo aan saa uga fagayn dekada way nee Islaamabaad.

Nibirigan ayaa ninkii helay waxaa laga siistay lacag $19,000 oo doolar ah hadana udhiganta 570,000,000 Shilin (shanboqol iyo todaabatan malyan oo shin Soomali ah). Yaxaas nibirigan ayaa dadiisa waxaa lagu qiyaasay inuu noolaa ilaa 220  sanadood.

Daawo Sawiradii

Kani waa Yaxaas Nibiri nool

Xigasho:AP

webmaster@ceegaag.com