shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Maxamed Faarax oo maanta wacdaro ka dhigay barxada Ciyaaraha fudud ee xaafada Roxbury oo marti galisay New Balance. 

(Boston, Feb 05, 2012 Ceegaag Online)

Daawo Sawiradii Ciyaaraha fudud

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com