shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Madaxwayne Shariif oo dalka dib ugu soo laabtay iyada oo markii u horeysay socod ku dhex mushaaxay wadooyinka Muqdisho oo dadwaynuhu safnaa

(Muqdisho Feb 26, 2012  Ceegaag Online)

Dhagayso Warbixinta Raadiyaha qaranku ka sii daayay Soo dhaweenta Madaxwaynaha Dhagayso

Inta aad dhagaysanaso hoosna ka daawo Sawiradii

 

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com