Warar Soomaali ku Qoran

Oslo, Norway Feb 29, 2012 Ra’isulwasaaraha Oo Kulan Ballaaran Oslo Kula Qaatay Jaalliyadda Sooma-aliyeed Ee Norway  Sii Akhriso+Dhagayso
Oslo, Norway Feb 28, 2012 Ra'iiisul Wasaaraha oo la Kulmay Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Norway iyo Mas’uuliyiin kale, soona booqday Xarunta Biladaha Nabadda  Sii Akhriso
Aarhus Denmark Feb 28, 2012 Xaflad lagu maamuusayey soo dhaweynta R/wasaare xigeen ahna Wasiirka Ganacisga iyo Warshadaha isla markaana lagu taageerayey guulaha Dowladda Federalka  Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Aarhus ee Caasimada labaad ee dalka Denmark.  Sii Akhriso
Muqdisho Feb 26, 2012     Madaxwayne Shariif oo dalka dib ugu soo laabt-ay iyada oo markii horeysay socod ku dhex mus-haaxay wadooyinka Muqdisho oo dadwaynuhu safnaa Daawo Sawirada Dhagayso Qud.Madaxwaynga
London Feb 25, 2012          Shirkii London waa xafladii ay jaaliyada Soomaalidu ku soo dhaweeyeen madaxda Jamhuuriyada Dimoqraadiga ee Soomaaliya Dhagayso
Balad-Xaawo Feb 25, 2012  Munaasabad lagu celeemo saarayey Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo Ka dhacdey Deegaan Malkaareey ee degmada B/xaawo Sii Akhriso
London Feb 23, 2012  Warmurtiyeed laga soo saar-ay shirkii London Sii Akhriso
Edmonton, Canada Feb 22, 2012        Safiirka dalka Soomaaliya ufadhiya Magaalada Geneva ahna wakiilka joogtada ah ee QM u fadhiya dalkaas Mr. Yusuf Mohamed Ismail (Baribari) oo maanta booqdey xarunta hay'ada SCERDO ee Magaalada Edmonton ee dalka Canada. Sii Akhriso + Sawiro
Baydhabo Feb 22, 2012    Ciidamada Dawlada Soomaaliya oo gaashaan buureesanaya Ciidamada Itoobiya ayaa galabta 3:00PM saacada Soomaaliya  la wareegay Magaalada Baydhabo   Sii Akhriso
Muqdisho Feb 22, 2012        BAAQA ISLAAX EE KU AADAN SHIRKA LON-DON EE ARRIMAHA SOOMAALIYA Sii Akhriso
Laascaanod Feb 21, 2012                Ogeysiis: Shabakada Wararka ee Holhol.net oo hawada dib ugu soo noqotay, kadib shaqo farsamo oo ku socotay Webka awgeed.
Brussels, Belgium Feb 21, 2012        R/wasaaraha Soomaaliya oo booq-day xarunta safaarada Soomaaliya iyo guriga safiirka ee Biljamka lana hadlay Jaaliyada Soomaalida Daawo+Sii Akhriso
Laascaanood Feb 21, 2012        Qabsashadii Somaliland ee Laasca-nood khasaare iyo faa’iido Q.2aad         Sii Akhriso
Boston Feb 20, 2012        Ogaysiis: Waxaa umada Soomaaliye-ed la ogaysiinayaa inay maanta dhaca-so muxaadarooyinkii billaha ahaa ee lagu qaban jitay masaajidka Soomaali-da ee Al-Taqwaa galabta 5:00 ilaa 7:00 Fiidkii  Kasoo qaybgal wacan Sii Akhriso
Minneapolis Feb 20, 2012        Fanaanad qarameedka Soodo Cali oo ay kasoo burqatay markale hees ay ku amaanaso dhulkii Hooyo siiba magaalada loo  aayay ee dakada ah ee Boosaaso Dhagayso
Soomaaliya Feb 20, 2012   Eedaan layaabee arxankeedu daranaa....... islaannimaada guudnimo ma ilaalinaysee ishay kugu gubtaayoo afkay kaala dirirtaa (One of the Top 10 Somali Songs from the 80's) Dhagayso
Boston Feb 19, 2012            Shamso Xasan Axmed oo Xafiis turjumaan luqadaha ah ka hirgalisay Magaalada Boston    Sii Akhriso
Edmonton Feb 18, 2012          Tobon ka mid ah dhalinyaradda Soomaaliyeed oo tababar looga furay xarunta Hay'adda SCERDO ee Magaalada Edmonton. Sii Akhriso
Chimoio, Feb 18, 2012          Hambalyo Meher: Saleebaan Axmed Nuur (Sharci) iyo Aamina C/samad Abshir oo meherkooda ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sii Akhriso
Garoowe Feb 17, 2012            Shirka Dastuurka ee ka dhacayay Garoowe  sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay oo caawa 11:23 PM SGAB la soo afmeeray     Sii Akhriso
Garoowe Feb 17, 2012            Shirka Dastuurka ee ka dhacaya Garoowe oo maalintii labaad si habsami leh u socda iyo qodobo horu-dhac ah oo ka soo baxay Sii Akhriso
Boston Feb 16, 2012            Gudoomiyaha IGAD Maxbuub Macalin iyo Kalkaaliyaha Wasiirka Maaliyada ee Kenya Oburu Odinga oo Shir Xogwara-ysi ah la yeeshay Jaaliyada reer Afrik-ada Bari magaalada Boston. Sii Akhriso
Muqdisho Feb 14, 2012         Madaxweyne Shariif oo Qudbad Taariikhi ah oo cafis uga dalbaday beesha Gibilcada  Ka Jeediyey Munaasabad Ka Dhacday Xamarweyne Dhageyso
Garoowe Feb 14, 2012          R/wasaare C/weli Iyo Wafdi Uu Hoggaaminyo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Garoowe     Sii Akhriso
Khaatumo Feb 13, 2012       Shiikh Garbashaalle iyo Soma-lia States Q-2aad (Maqaal Xiiso Badan Sii Akhri)
Muqdisho Feb 13, 2012         R/wasaare C/weli Oo Ka Qeyb-Galay Kulan Looga Hadlayay Isgaarsiinta  Sii Akhriso
Sweden Feb 12, 2012    R/wasaare Kuxigeen Ahna Wasiirka Ganacsiga Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah Sweden Loogu Sameeyey”DAAWO SAWIRRADA”   Sii Akhriso
Laan-Maslay Feb 12, 2012    Magaalada Laan-Maslay oo laga dhisay Masaajid Dhagax ah kadib mudo hada laga joogo 43 sanadood  oo ay magaalo ahayd        Sii Akhriso
Muqdisho Feb 11, 2012         Dhismaha Haykalka Ciidanka Bada iyo qaabka uu u socdo oo lagu soo bandhigay dabaal deg loo qabtay sanad guuradii 50aad ee ka soo wareegtay Aas-Aaska ciidanka Bada Soomaaliyeed Sii Daawo
Muqdisho Feb 10, 2012         Dagamada Hawlwadaag oo kamida  xaafadaha caasimada Muqdisho oo xaflad heer Qaran ah oo dawlada ay ku wareejinayaan dhismayaashiidii soo bandhigtay   Sii AKhriso
London Feb 09, 2012     Dawlada Ingiriiska oo olole diblama-asiyadeed ugu jirta sidii loo aqoon-san lahaa Somaliland Sii Akhriso+Dhaga
Buuhoodle Feb 08, 2012     Faahfaahin dheeraad ah dagaalkii saaka ka dhacay degaanka u dhexe-eya Qorulugud iyo Maygaagale ee Gumarta.  Sii Akhriso
Muqdisho Fen 08, 2012         Dallad ay ku midoobeen ururrada ka shaqeeya samofalka iyo horumarinta bulshada oo Muqdisho looga (SHOC) dhawaaqay Sii Akhriso+Sawiro    
Buuhoodle Feb 08, 2012 8:00AM Somaliya  Dagaal qadhaadh oo dib uga bilowday deegaanada dhulka Gumarta ee dhaxeeya Sooljoogto iyo Maygaagle dagaalkan oo laysku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan kala soco wixii kasoo kordha Ceegaag.com
Islaamabaad Feb 08, 2012     Nibiri Yaxaaseed ku soo caaryay deka-da Islaamabaad Bakistaan.   Sii Akhriso
London Feb 08, 2012     Wasiir ka tirsan Britain oo sheegay in Shirka London uu ahmiyad u leeyahay Soomaalida        Sii Akhriso
Adis-Ababa Feb 08, 2012     Beelaha Dhexe ee Somaliland oo ku mashquulsan siday go'aan mideysan ula tagi lahaayeen shirka London iyo Jaaliyadaha Khatumo State iyo Awdal State oo ku mashquulsan xaflado  Sii Akhriso
Somalia/Punt Feb 08, 2012  Filim gaaban oo oo laysku barbar dhigay taariikhda Masaaridii Hore ee Punt iyo Soomaalida Casrigan  Sii Daawo
Qorulugud Feb 08, 2012         Baaq ay masuuliyiinta degmada waaxyaheeda kala duwan  iyo waxgaradka degmadu u dirayaan qurbajoogta reer Qorulugud si ay uga qayb qaataan horumarin halbawlayaasha nolosha kaaba ee degmadaasi Dhagayso
Ceegaag Feb 07, 2012              Ogaysiis: Waxaan Akhrisyaashayada qaaliga ah qaarkood aanan laga raali galinayn daabicid la'aanta qoraladiinii Mawliidka.   Sii Akhriso
Muqdisho Fen 07, 2012         Wax qabadka DFS bishii Janaayo 2012 oo ay ku guulaysatay gacan ku soo celinta dhismayaashii dawladnimo ee Muqdisho Sii Daawo
Malmo, Sweden Fen 06, 2012       Bandhig buugeed iyo Dhaqameed lagu qataby Malmo- Sweden  Sii Akhriso+Sawiro
Edmonton. Canada Feb 05, 2012         Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay maamul goboleedka Khaatumo ayaa ka dhacay gobolka Alberta ee dalka Canada. Sii Akhriso+Sawiro
Hargaysa Feb 05, 2012         Suldaan Maxamed Suldaan CabdiQaadir Suldaan Cabdilaahi oo Waran war murtiyeed ah  ku wareemay xabkii cunaha u fadhiyay siyaasiyiinta reer Somaliland labaatankii sanadood ee tagay, isagoo  maanta waraysi dhinayco badan taabanaya siiyaay Webka TogaHerer.com   Dhagayso
Boston Feb 05, 2012         Maxamed Faarax oo maanta wacdaro ka dhigay barxada Ciyaaraha fudud ee xaafada Roxbury oo marti galisay New Balance. Sii Daawo Sawirada
London Feb 04, 2012     Barnaamijkii falaanqaynta jimcaha ee BBCda ee asbuucaan (3.02.12) oo Soomaalida u siyaadiyey qalbijab!Wasiirku miyuusan wax ishaarin markuu isticmaalay kalmadaha(dhibka wixii keenay – Root Causes of the Problems)?  Sii Akhriso
Buuhoodle Feb 04, 2012      Mustafa Akhyaar oo kalmad uu kaga hadlayo dagaalka ay Somaliland ku qaadey Buuhoodle, iswaydii marka sharciga islaamka la fiiriyo ma ku banaantahay in dhiig loo daadiyey Xuduud Ingriis sameeyey baan soo xidhaynaa? Dhagayso
Muqdisho Feb 03, 2012            400 oo arday oo dawlada Turkiya u qaaday waxbarasho oo shalay ka duulay caasimada muqdisho iyaga oo isla shalayba gaadhay Caasimada Ankara   Sii Daaaawo
Boston Feb 02, 2012         Ciyaaryahan u ciyaara kooxda kubada kolayga ee Celtics Brandon Bass oo booqasho ku yimaid barxada Soomaalida ee xaafada Roxbury.   Sii Akhriso
Buuhoodle Feb 01, 2012       Madaxda Maamulka Khaatumo oo Booq-day fadhiisimaha Ciidamadamo beeleedya-dooda ka samaysteen aagaga Baliyada taxanaha ah ee qadiimiga ah.    Sii Akhriso

Raadi Wararkii Hore:

 

Wararkii Hore

  Qoraalada

Fadlan ka qaybqaado Dhismaha Masjid Jaamaca Qaydar

Toronto, Nov 01, 2011   Halgan iyo Hagardaamo- Taariikh Nololeed- Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed   Sii Akhriso
Ceegaag Jun 15, 11 Hay'adda SCERDO oo Ceel biyood Riiga ka hirgalineysa Ceegaag + Sawiro Sii Akhriso

Barnaamijka Ganacsiga Qaybaha 1aad  2aad  3aad  4aad  5aad 6aad 7aad   8aad  9aad  10aad 11aad 12aad  13aad 14aad  15aad  16aad 17aad 18aad 19aad  20aad

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan

 Wararkii Hore

|Jan 12|2011|2010

|2009|2008|2007|2006

Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Boston Feb 19, 12    Shamso Hassan Ahmed who’s young Somali American girl from Boston, Massachusetts contributed a new business office to her city which the Mayor, Thomas Menino and the City Counselor, Tito Jack-son highly cherished Read More
London Feb 15, 12    This is a leaked document on the Somalia conference planned for February 23, 2012. It contains a draft communique Read More
Mugadisho Feb 03, 12 Somali gov't to establish national health standards institution Read more
London Feb 02, 12 London conference on Somalia Read More
Bahrain Feb 01, 2012 Bahrain Contributes to Sec-ond Development Project in Somalia, Eases Needs of Famine Victims Read More

  Old News   (Archive)

 

Search for Old News:

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

 

 

 

 

Copyright @ 2006 Ceegaag Online     Designed Hussean Fiin The Owner of Ceegaag media