shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ogeysiis Muhiim Ah

(Boston, April 13, 2012 Ceegaag Online)

Assalaamu Calaykum w w.

Walaalaha reer Boston waxaa la ogaysiinayaa in uu billaaban doono cashar ku saabsan sakada.

  • Casharku wuxuu socon doonaa ilaa 3-da jimce ee soo socota insha Allah. 

  • Casharkaasi waa bandhig ku aadan sida zakada loo bixiyo iyo sida loo xisaabiyo. 

  • Casharku waa power point presentation based.

  • Qofkii xiisanaya hasoo qaato buug, qalin, iyo calculator.

  • Waxaa lugu dhigi doonaa qaybta dhexe ee haweenku ku tukadaan.

  • Casharku rag iyo dumarba waa u furanyahay insha Allah. 

  • Sidoo kale walaalaha waxaa la xusuusinayaa in muxaadaradii bil walba la qaban jiray ay dhici doonto April 21, 2012      7:00- 8:45pm

  • Calaamadayso calander kaaga. 

Wassalaamu Calaykum w w.

Yusuf Abdulle 

Boston Islamic Center, INC

3381 R Washinton street

Jamiaca Plain, MA 02130

www.bostonislamicenter.net

e-mail: bostonislamicenter@gmail.com

617-522-1881

webmaster@ceegaag.com