shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun: Axmed Cabdi Haybe oo ku geeriyoodayMagaalada Laascaanod.

 

(Laascaanod April 29,  2012 Ceegaag Online)

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOTI”

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa Magaalada Laascaanod ee gobolka Sool ku geeriyooday  ALLE ha u naxariistee Marxuum Axmed Cabdi Haybe, hadaba Golaha sare ee dhaqanka maamulka Khaatumo State ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Axmed Cabdi Haybe Waxaanu ilaahay uga baryaynaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo dhammaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin

Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe

Suldaan Siciid Cismaan Cali

Suldaan Siciid Guuleed Sanyare

Garaad Abshir Saalax

Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur

Garaad Cali Buraale

Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed

Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare

Garaad Saleebaan Buraale Aw Aadan iyo

Ugaas Faarax Maxamud Guray

                                  *********************************************************

Sidoo kale waxaa Tacsi taa la mid ah Diraya Cuqaashan kala ah

Cheif Caaqil Axmed Cabdi Gaas ( Ahmed Hoolif)

Cheif Caaqil Cabdikariin Saleebaan Mursal

Cheif Caaqil Cabdikariin Xasan Saalax

Cheif Caaqil Cabdi jaamac cabdi bile

Cheid Caaqil Cabdi Jaamac Dheeg

Cheif Caaqil Maxamuud Askar Jaamac

Cheif Caaqil Cabdi Jaamac gaydh

Cheif Caaqil Cawil Cali Abakor

Cheif Caaqil Siciid Cashuur Abyan

Cheif Caaqil Salaad Xuseen Axmed

Cheif Caaqil Cabdilaahi Kooreeye

Cheif Caaqil Maxamed Nuux Maxamed ( Sanweyne)

Cheif Caaqil Maxamuud Aadan Cadde

Cheif Caaqil Cabdilaahi Jaamac Dheeg ( Cabdilaahi Geeljire)

                            **********************************************************

Sidoo kale howlwadeenada Shabadaka Ceegaag.com Waxay tacsi u dirayaan Eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday  Marxuum Axmed Cabdi Haybe Waxaan Illaahay uga baryeynaa in Marxuumka Janadii Fawdasa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna  samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

webmaster@ceegaag.com