Warar Soomaali ku Qoran

Muqdisho, April 30, 2012   Xildhibaan Boot Cabdulle: Ra'iisal Wasaare Gaas waxa uu ku shaqeeyaa hadafka Faroole. Sii Akhriso
Laascaanod, April 29, 2012   Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Marxuum Axmed Cabdi Haybe oo ku geeriyooday magaalada Laascaanod. ee Gobolka Sool. Sii Akhriso
Hargeysa, April 29, 2012   Hambalyo Meher: Ahmed Mohamed Said (Siyaad) iyo Intisaar Ismaaciil Ciise oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa. Sii Akhriso
St Paul, MN April 29, 2012   Ardey Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacada Metro State ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Sii Akhriso + (Sawiro)
Ceegaag, April 27, 2012   Beesha Hayaag oo kalsoonidii kala noqotay Isim Cabdilahi Axmed Cali (Dabagooye). Sii Akhriso
Laascaanod, April 27, 2012   Shirkada Telesom oo gaadhi Land Cruiser ah gudoonsiisay maamulka Jaamacada Nugaal ee magaalada Laascaanod.     Sii Akhriso + (Video)
Soomaaliya, April 27, 2012   Website-ka SomaliaReport oo warbixin qoto dheer leh ka qoray Maamulka Khaatumo State of Somalia. Sii Akhriso
Muqdisho, April 26, 2012   Askari ka tirsan ciidamada AMISOM oo hal dollar $1 u dilay askari kale. Sii Akhri
Hargeysa, April 25, 2012   Madaxweyne Kuxigeenka maamulka Somaliland C/raxmaan Saylici oo maanta furay waddooyin cusub, kuwo kalena dhagax dhigay.           Sii Akhriso + (Sawiro)
Burco, April 24, 2012            Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Foosiya Mohamed Cali Geedeeye oo ku geeriyootay magaalada Burco. Sii Akhriso
Muqdisho, April 24, 2012   Ra'iisal Wasaaraha oo maanta kulan la qaatay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Xukuumada KMG Soomaaliya. Sii Akhriso
Muqdisho, April 24, 2012   Madaxweyne Shariif oo sheegay in dalka dhawaan la keenayo Lacago Cusub. Sii Akhriso
Garoowe, April 22, 2012      Wafti ka socda Midowga Yurub oo la kulamay madaxda Wasaarada Wax-barashada Puntland  Sii Akhriso+Sawiro
Ceegaag, April 22, 2012    Roob mahiigaan ah oo ka da’ay Degmada Ceegaag iyo nawaaxigeeda. Sii Akhriso
Muqdisho, April 21, 2012   Madaxweyne Shariif Oo Waraaqihii Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjire Falastiin U Soo Magacowday Soomaaliya    Sii Akhriso
Hargaysa, April , 2012   Madaxweynaha  Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo manta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr, Augustine Mahiga Sii Akhriso
Muqdisho, April 21, 2012   Ra’iisul Wasaaraha oo maanta soo kormeeray degmada Dayniile ee duleedka Muqdisho Sii Akhriso
Boston, April 21, 2012   Ogaysiis shaqo magaalada Boston,MassDOT Career Fair Flyer  Sii Akhriso
Muqdisho, April 19, 2012   Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ergayga ururka midowga Yurub u qaabilsan arimaha geeska Afrika. Sii Akhriso
Ceegaag, April 19, 2012      Wefdi sare oo ka socdey Hay'adda NPA oo booqdey degmada Ceegaag ee Gobolka Cayn. Daawo
Hargeysa, April 18, 2012   Magaalada Hargeysa oo markii ugu horey-say laga hawlgaliyay mashiino sida kalyaha dhiiga  sifeeya. Sii Akhriso + Sawiro
Garoowe, April 18, 2012   R/Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka ganacsiga iyo Warshadaha mudane C/wahaab Ugaas Xuseen oo kormeer shaqo ku gaadhay Garoowe Sii Akhriso
Muqdisho, April 17, 2012 Dowladda Talyaaniga ayaa weydiisatay Dowladda KMG ah Soomaaliya in ay cadeyso shaqsiyaadkii ka dambeeyay qaraxii tiyaatarka. Sii Akhriso
Nairobi, April 16, 2012 Hay'adda MSF oo shuruuuc ku xidhay mashaariicda ay ka fuliso gudaha Soomaaliya. Sii Akhriso
Muqdisho, April 16, 2012 Soomaali mareykanka laga masaafuriyay oo laga dajiyay Magaalada Muqdisho. Sii Akhri
Edmonton, April 14, 2012     Wasiiru dowlaha qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga dowladda Puntland oo ka qayb galay xaflad lagu taageerayo Sohail Quadri oo u tartamaya mudane Barlamaan.           Sii Akhriso + (Sawiro)
Burco, April 14, 2012            Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo magacaabay gudiga dowladda federaalka Soomaaliya uga qaybgalaya wada hadalada maamulka Somaliland. Sii Akhri
Boston, April 13, 2012            Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Muslimiinta ku dhaqan magaalada Boston. Sii Akhri
Burco, April 12, 2012            Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Xaajiyo Faadumo Xaaji Cali Cilmi oo saaka ku geeriyootay Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Sii Akhriso
Makkah, SA April 12, 2012        Madaxweyne waa Kuma?      By Mustafe Mohamud Xaaji Cali-deeq (Mustafe Akhyaar). Sii Akhri
Muqdisho, April 11, 2012     S/Guud Mohamed Ali Samatar oo hambalyo u diray ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.  Sii Akhriso
Soomaaliya, April 10, 2012     Musharaxa Madaxweynaha Somaliya Mustafe Akhyaar oo soo bandhigay xirfadihiisa ku saabsan hanashada kursiga madaxweynenimo ee Somalia Sii Akhriso + (Video)
Indiana, April 10, 2012     Improving Somali's economy through oil and agriculture. By Mohamud Shalab Read More
Minneapolis, April 10, 2012     Wasiiru dowlaha qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ee dowladda Puntland Dr. Abdulkadir Abdi Hashi oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka. Daawo
Muqdisho, April 09, 2012     Degmada Wardhiiglay oo waayadan ku sifowday magaceedaa ayaa maanta laagu wanqalay Warta-Nabada Madax-wayne Shariif oo ka hadlay magac-bintaa waxa uu yidhi  Dhagayso
Hargaysa, April 08, 2012     Maamulka Somaliland oo magacaw-day gudi ula xaajooda Soomaalida inteeda kale  Sii Akhriso
Boston, April 07, 2012     Ogeysiis: Dhamaan Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada New England inay kasoo qaybgalaan xaflad soo dhaweyn ah oo loo qabanayo Ra'iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mohamed Abdillahi Farmaajo. Sii Akhriso
Garoowe, April 06, 2012     Wefdi heer sare oo ka socda EU-da iyo qaar ka mid ah hay'adaha QM oo kulan la qaatay madaxda wasaarada Waxbarashada Dowladda Puntland. Sii Akhriso
New York, April 05, 2012    Khuburada saadaasha hawada oo sheegay roobabka Gu'ga ee Bari Afrika laga filayo ay ka yaryihiin kuwii sanadkii hore. Sii Akhriso
Muqdisho, April 05, 2012    Madaxweyne Shariif Sh. Axmed oo booqday goobtii shalay qaraxu ka dhacay. Sii Akhriso + (Sawiro)
Muqdisho, April 04, 2012    Ra'iisal Wasaare C/weli Gaas: qaraxa weerar fuleynimo ayuu ahaa oo ay fulisay Al-shabaab waana caado lagu yaqaano argagixisada. Sii Akhri
Muqdisho, April 04, 2012    Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay tiyaatarka Muqdisho. Sii Akhriso + (Sawiro) Fadlan sawiradan yeysan daawan caruurta iyo haweenka uurka leh.
Muqdisho, April 04, 2012    Daawo Sawiradda Munaasabada sanadguuradii 28-aad ee SNTV.
Garoowe, April 03, 2012    Madaxweynaha Dowladda Puntland C/raxmaan Sh. Mohamed Faroole ayaa xariga ka jaray xarunta C.I.D-da Puntland. Sii Akhriso + (Sawiro)
Oakand,CA April 03, 2012     Nin Kuuriyaan ah oo ardey ku laayay Jaamacad ku taala waqooyiga  California ee dalka Mareykanka. Sii Akhri
Edmonton, April 02, 2012    Shir lagu taakuleynayay Hospital-ka Magaalada Dhoobley ayaa lagu qabtay Magaalada Edmonton ee dalka Canada. Sii Akhri +  (Sawiro)
Stockholm, April 02, 2012 Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga DFKMG oo ka qaybgalay shirweynaha ururada Soomaalida ee Sweden. Sii Akhriso + (Sawiro)
Laascaanood April 01, 2012              Dagaallo la sii qorsheeyay  oo ka dhacay degaannada ku xeeran Laas-caanood iyo Buuhoodle. Sii Akhriso

Raadi Wararkii Hore:

 

Wararkii Hore

  Qoraalada

 Wararkii Hore

 Mar 12|Feb 12|Jan 12|2011|2010

|2009|2008|2007|2006

Fadlan ka qaybqaado Dhismaha Masjid Jaamaca Qaydar

Toronto, Nov 01, 2011   Halgan iyo Hagardaamo- Taariikh Nololeed- Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed   Sii Akhriso
Ceegaag Jun 15, 11 Hay'adda SCERDO oo Ceel biyood Riiga ka hirgalineysa Ceegaag + Sawiro Sii Akhriso

Barnaamijka Ganacsiga Qaybaha 1aad  2aad  3aad  4aad  5aad 6aad 7aad   8aad  9aad  10aad 11aad 12aad  13aad 14aad  15aad  16aad 17aad 18aad 19aad  20aad

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan
Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Washington DC Mar 29,12  Somali Diaspora's Role in Humanitarian Relief Read More
San Diego Mar 08,12      COOPERATION AND PEACE ARE THE BEST BET Read More
Dubai Mar 06,12      Somali Business Community Says Commerce Can Drive Political Reconciliation  Read More
New York Mar 06,12  Secretary-General Ban Ki-moon said today that sustained high levels of humanitarian assistance and an exceptional harvest have improved the situation in Somalia  Watch 
Tennessee Mar 06, 12  23 Somalis on Trial in Tennessee for Sex Slavery  Read More
Tehran Mar 04, 12  What Are Iran's In-tentions? Read More

  Old News   (Archive)

 

Search for Old News:

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

 

 

 

Copyright @ 2006 Ceegaag Online     Designed Hussean Fiin The Owner of Ceegaag media