shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Soda Muqdisho Looga Sagootiyey Boqolaal Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Walaalaha Turkiga

(Muqdisho, Sep 27, 2011 Ceegaag Online)

Qudbadii Madaxwaynuhu ku sagootiyay Ardaydaa Dhagayso

Halkaan Waxaan idinkugu soo gudbineynaa sida ay magaalada Muqdisho uga ambobaxeen Boqolaal arday oo deeq waxbarasho ka helay Walaalaha Turkiga ayadoo ardaydaasina galabta ay ka ambobaxeen magaalada Muqdisho.

Qayb hore oo Sawirrada Ardayda la sagootiyey ah ayaa waxaan idinkugu soo gudbinay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xaflad Sagootin ah u sameeyey dardaaranna Ardayda u jeediyey qaybtan Sawirrada ah waxay kusaabsantahay sida Muqdisho ay uga ambobaxeen Ardayda.

Photo By:Abdirahim Adde/Radio Muqdisho

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com