shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meher: Mohamed Ciise Xaaji Ismaaciil iyo Mushtaq Abdi Sheekh Mohamud oo meherkoodu ka dhacay magaalada Edmonton.

(Edmonton, Sep 10,  2011 Ceegaag Online)

Waxaa maanta oo ay bishu tahay Shawaal 12, 1432 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan  September 10, 2011 tariikhda Milaadiga Meher koodu ka dhacay magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee dalka Canada Mohamed Ciise X. Ismaaciil iyo Marwadiisa  Mushtaq Abdi Sheekh Mohamud.

Meherka oo saacad kahor kadhacay magaalada Edmonton waxaanu Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba anfaca.

Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo  hooyooyinka arooska iyo aroosada, Waxay Tahniyad Hawada u marinayaan Mohamed Ciise X. Ismaaciil  iyo Mushtaq Abdi Sheekh Mohamud oo meherkoodu maanta ka dhacay magaalada Edmonton, WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INUU NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELO …………AAMIIN……AAMIIN ……AAMIIN

Sidoo kale Dhamaan maamuulka iyo shaqalaha Hay’adda SCERDO waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa meherka Mohamed Ciise X. Ismaaciil  iyo Mushtaq Abdi Sheekh .waxayna leeyihiin aqalkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin

Daawo Sawirada

 

webmaster@ceegaag.com