shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay Mahiiga oo la kulmay Horjoogayaasha Jaaliyadaha Soomaalida ee reer Ottawa. Daawo+Akhriso

(Ottawa, Sep 17, 2011 Ceegaag Online)

Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay Mahiiga oo baryahan ku wareegaya Kulamo uu la qaadanayo Jaaliyadaha dibada ee Soomaalida ayaa shalay la kulmay Jaaliyada reer Ottawa siiba kuwa hormoodka u ah xafiisyada Jaaliyadaha ee Ottawa.

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com