shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Maxamed Roobleh Awalle (Fagadhe) oo ku geeryooday magaalada Jabuuti.

(Jabuuti, Sep 11,  2011 Ceegaag Online)

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa shalay Magaalada Jabuuti ee Dalka Jamhuuriyada Jabuuti ku Geeriyootay  ALLA ha u naxariistee Marxuum Mohamed Roobleh Awalle (Fagadhe)

 

Dhammaan dadka hoos ku qoran ayaa tacsi u diraya Xaaskiisii Saado Aaden Mixle iyo dhamaan caruurtiisii meelkasta oo ay joogaan, waxaana leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo geeridaa xaqa ah,  marxuumkana janadii fardowsa ALLE hakawaraabiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  1. Xalwo Aw-aadan Magan
  2. Luul Yuusuf Suldaan Seed iyo caruurteeda, Ilmo Maxamed Xaaji Cali
  3. Tubeec Yuusuf Cabdi iyo Marwadiisa Xaali Muuse Ismaaciil iyo caruurtooda
  4. Dr. Faisal C/llaahi Warfaa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan iyo Caruurtooda
  5. Axmed Suldaan Seed iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
  6. Cilmi Suldaan Seed, xaaskiisa iyo caruurtiisa
  7. Daahir  Suldaan Seed iyo dhamaan Ilmo Cabdi Suldaan Seed
  8. Maxamed Muuse Ismaaciil (Buuni) iyo Xaaskiisa
  9. Muuse Caalin Cawaale iyo Xaaskiisa caruurtooda
  10. Maxamud Muxumed Aw-Xuseen (Diarra) iyo Xaaskiisa caruurtooda
  11. Maxamed Muxumed Aw Xuseen (Roober) iyo Xaaskiisa caruurtooda
  12. Caasha Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda
  13. C/raxmaan Daahir Dirir iyo Xaaskiisa Saynab Ahmed Suldaan iyo caruurtooda
  14. Sahra Ahmed Suldan iyo Caruurteeda ilma  Cawil Maxamed Warsame
  15. C/llaahi Cali Ismaaciil, Marwadiisa Hodan Maxamed Abyan iyo Caruurtooda
  16. Ahmed Muuse Ismaaciil iyo Xaaskiisa Aamina Ibraahim Aadan
  17. Kaltuun Muuse Caalin iyo Odaygeeda
  18. Haweeya Muuse Ahmed iyo Odaygeeda
  19. Sado Muuse Caalin
  20. Shamis Cawaale Cilmi iyo Ilmo Maxamed Cawaale
  21. Maxamed Axmed Aadan (Qasbaaye) iyo Marwadiisa Sahra Xuseen Muuse iyo Caruurtooda
  22. Idiris Axmed Hode iyo Xaaskiisa
  23. Siciid Axmed Hode iyo Xaaskiisa Qabooje Xasan Aw-Xuseen
  24. Caydaruus Haybe Nuur iyo Xaaskiisa
  25. Ilma Cumar Qalinle
  26. C/llaahi Xuseen iyo Xaaskiisa Xaali Xasan Xaaji iyo Caruurtooda
  27. Rashiid Muuse Ismaaciil iyo Xaaskiisa
  28. Jaamac Xayd Faahiye iyo Xaaskiisa iyo Caruurtooda
  29. Ibraahim Caduur iyo xaaskiisa iyo Caruurtooda
  30. Dayid Ibraahim Muxumed iyo xaaskiisa Xaali Ibraahim Aaden
  31. Farxaan Muuse Warsame
  32. Dool Cumar iyo Caruurteeda Ilma Aw Faarax Geedi
  33. Cibaado Boodhle iyo Caruurteeda
  34. Caasha Cali Jaamac iyo Caruurteeda

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com