shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Prof. Mohamed Ali Abukar  oo ka Hadley Badbaadada Qaranka Soomaaliyeed

 

(Minnesota,  May 10,  2011 Ceegaag Online)

 


Xaflad aad iyo aad u qiimo badan oo lagu soo  dhaweynayey Prof.Mohamed Ali Abukar  ayaa waxay ka dhacday Rugta Xafladaha lagu  qabto ee Safari Restaurant and Banquet CenterMinneapolis,MN. Waxaa qaban-qaabada  Xafladan iska kaashaday muwaadaniin soomaaliyeed iyo ururo soomaaliyeed  oo door  weyn ka ciyaarayey soo dhaweynta Prof.Mohamed Ali. Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay dad aad u tiro badan  oo Soomali ah , ayna  ku jireen: salaadiiin, siyaasiyiin, culamo, abwaano, arday, aqoonyahano iyo  hooyooyin. Xafladaan ayaa waxa ka hadlay marti sharafta hoos ku qoran

Xafladu sida ay u dhacday

Host : Haji Warsame
Mudane Dahair Mire Jibriil,Mudane Haji Warsame, Mudane Pilote A/kadir A/lahi
(Dhafuuje),Marwo Fadumo,Mudane Mohamed Osman (Manjino) Gud.Ismail Abdulle.iyo
fanaanaddii qaranka Hibo Nuura.
Keynote Speaker :Prof.Mohamed Ali Abukar .
Prof.Mohamed Ali oo goobtaas ka soo jeediyey Qudbada yididiilo gelisay dhamaan
dadkii ka soo qaybgalay Xaflada aya waxey u dhacdey sidatan

Daawo Sawiradii



 

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com