shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Bashiir Xayd Samatar oo ku geeryooday magaalada Galkacyo.

 

(Gaalkacyo,  June 05,  2011 Ceegaag Online)

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa saaka Magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug Dalka Soomaaliya ku Geeriyootay  alla ha u naxariistee Marxuum Bashiir Xayd Samatar

 

Waxaan tacsi u direynaa C/raxmaan Xayd Samatar iyo dhamaan Reer Xayd Samatar meelkasta oo ay joogaan oo walaalkood Bashiir Xayd Samatar ku geeriyoodey Magaalada Galkacyo , waxaana leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo geeridaa xaqa ah,  marxuumkana janadii fardowsa ALLE hakawaraabiyo AAMIIN.

 

webmaster@ceegaag.com