shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Dhalasho

Dhalasho Cawo iyo Ayaan Leh: Dhalasho Farxad Leh.

 

(Antwerp,  May 27,  2011 Ceegaag Online)

Waxaa shalay oo bishu ahayd May 26, 2011 gabadhi ugu  dhalatay magaalada Antwerp ee Dalka Belgium Axmed C/llaahi Faarax Caateeye iyo Jamiila Xuseen Xasan gabadhaas oo loo bixiyay Amiira Axmed C/llaahi Waxaan leeyahay Amiiraay Sookor oo soo barbaar noqona tii anfacda Dalkeeda dadkeeda iyo diinteedaba. Aammiiiin.

 

Dhamaan dadka hoos ku taxan

Liibaan Fiin iyo Xaaskiisa Deeqa Tubeec Yuusuf

Mohamed Cabdi Aw-aaden

Anwer C/llaahi Maxamud iyo xaaskiisa

Axmed Abokor Webi

Jabir Sheekh C/laahi

Axmed Cali Maxamed Afdhaal

Maxamud Cali Maxamed

C/xabiib C//laahi Cabdi

C/qaadir C//laahi Cabdi Magan iyo xaaskiisa

Muuse Diiriye Gamaadiid

Nimcaan Cabdi

C/risaaq Hassan Maxamed

Ziyaad Abdi Aden

Khadar Shariif Bedri

Faisal Jaamac Cali

Xasan Caydiid Mahad

Hamdi Abdi Cali iyo

Khadar C/laahi Cabdi

 

Waxay hambalyo dhalasho u dirayaan Axmed C/llaahi Faarax Caateeye iyo Jamiila Xuseen Xasan oo gabadhi ugu dhalatay magaalada Antwerp ee dalka Belgium, waxaan leenahay soo barbaar noqona tii anfacda Dalkeeda dadkeeda iyo diinteedaba. Aammiiiin.

 

Sidoo kale Dhamaan maamuulka  Shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa Axmed C/llaahi Faarax Caateeye iyo Jamiila Xuseen Xasan oo AMIIRA ugu dhalatay Magaalada Antwerp ee Dalka Belguim, waxaan leenahay soo barbaar noqona tii anfacda Dalkeeda dadkeeda iyo diinteedaba. Aammiiiin.

 

 

webmaster@ceegaag.com