shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Maxamed C/laahi Xaaji Xasan (Falaag) oo ku geeryooday magaalada Buuhoodle

 

(Buuhoodle,  March 22,  2011 Ceegaag Online)

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa saaka Magaalada Buuhoodle  ee gobolka Cayn Dalka Soomaaliya ku Geeriyootay  alla ha u naxariistee Marxuum Maxamed C/laahi Xaaji Xasan (Falaag).

 

Dhammaan dadka hoos ku qoran ayaa tacsi u diraya reer Maxamed C/laahi Xaaji Xasan (Falaag).siiba Cabdirashiid, Khadra, Xaliimo, Shamis iyo dhamaan reer Falaag meelkasta oo ay joogaan, waxaana leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo geeridaa xaqa ah,  marxuumkana janadii fardowsa ALLE hakawaraabiyo AAMIIN.

 

Axmed Faandhe Ismaaciil

Ubax Cabdi Aadan

Hooyo Busaad Xuseen Su’arag

Pro. Cabdilaahi Shiine

Yaasiin Atoor Jaamac Sulub

Cabdiraxmaan Cali Qambi

Sahra Atoor Jaamac Sulub

Axmed Atoor Jaamac Sulub

Xasan Saleebaan Buubaa

Farxiyo Faandhe Ismaaciil

 

Sidoo kale  howlwadeenada Shabadaka Ceegaag.com siiba Eng. Xuseen Fiin Waxay tacsi u dirayaan Eheladii, iyo qaraabadii uu ka geeriyooday  Marxuum Maxamed C/laahi Xaaji Xasan (Falaag) Waxaan Illaahay uga baryeynaa in Marxuumka Janadii Fawdasa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna  samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

                                                                                

webmaster@ceegaag.com