shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Isku Aadkii Kooxaha Horyaalada Qaarada Europe ee 8-da  oo maanta la Shaaciyay.

 

(Zurich,  March 18,  2011 Ceegaag Online)

Isku Aadkii Kooxaha Horyaalada Qaarada Europe ee 8-da ayaa maanta lashaaciyay, iyadoo Ciyaarta ugu adag ah tan dhex mari doonta kooxaha Manchester United iyo Chelsea oo kawada socda dalka England,, labadaan kooxood ayaa waxa ka dhexeeya xifaaltan xooggan, iyadoona seddax sano kahor ku kulmay fina-lka kooban markaas oo kooxda Manchester United ay hanatay koobka.

Quarter-finalka ayaa la ciyaaridoonaa bisha  April 5/6, 2011 iyo  April 12/13, 2011

Real Madrid CF (ESP) v Tottenham Hotspur FC (ENG)
Chelsea FC (ENG) v Manchester United FC (ENG)
FC Barcelona (ESP) v FC Shakhtar Donetsk (UKR)
FC Internazionale Milano (ITA) v FC Schalke 04 (GER)

www.ceegaag.com  

                                                                            

webmaster@ceegaag.com