shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa lilaali waa innaalilaahi raajicuun Marxuum Axmed Jaamac Cabdulle (Jangali) oo ku geeryooday Maraykanka

 

(San Jose,  March 03,  2011 Ceegaag Online) 

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa xalay Magaalada St Jose  ee  gobolka Kalifoorniya Dalka Maraykanka  ku Geeriyooday  alla ha u naxariistee Marxuum Axmed Jaamac Cabdulle ( Jangali ) oo si weyn looga yaqaanay guud ahaan Dalka Somalia.

 

Dhammaan reer Xaaji Cali Cilmi Iidle, reer Cali Abokor, reer Cali Cawl Xuseen ayaa halkan tacsi uga diraya dhammaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum Axmed Jaamac Jengali.

 

Waxaa kale oo tacsi udiraya  qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum Axmed Jaamac Jengali Pro. Cabdilaahi Shiine iyo dhamaan reer Shiine.

 

Sidoo kale Maamulka & howlwadeenada Shabadaka Ceegaag.com Waxay tacsi u dirayaan Eheladii, qaraabadii iyo dhamaam umada soomaaliyeed uu xalay ka geeriyooday  Marxuum Axmed Jaamac Jangali , Waxaan Illaahay uga baryeynaa in Marxuumka Janadii Fawdasa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna  samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

                                                                   

                                                                  *********************************************

 

Sidoo kale waxaa Tacsi taaas la mid ah nasoo gaadhsiiyay Cali Mire Cawaale iyo Xaaskiisa iyo dhamaan reer Cali Mire Cawaale iyagoo u tacsiyeynaya qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuum Axmed Jaamac Cabdulle ( Jangali ) Waxayna Illaahay uga baryeyaan in Marxuumka Janadii Fawdasa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna  samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

 

                                                                  ************************************************

Sidoo kale waxaa Tacsi nasoo gaadhsiiyay Jaaliyadda SSC ee Magaalada Calgary

anagoo ah guud ahaan jaaliyada SSC ee magaalada Calgary Waxaan tacsi u direynaa dhamaan eheladii uu ka geeiyooday, Marxuum Axmed Jaamac Cabdulle ( Jangali ) waxaana Ilaahay uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo. Aamiin

Waxaa Gaar ahaan Tacsidan Diraya dadka kala ah

1- Maxamuud Ali Ayax

2- Maxamed Muuse Ismaciil (Buuni)

3-  Caynaashe Cabdirahman

4- Cabdi Farrax Istadh

5- maxamed Cali mahdi

6-Cibaado Ismacil  Foyaan

7-Sahra cabdi xabxab

8-Zakariye Maxamed

9-Cadil xasan Xaji

10-Adeer  Ali Duulane

11- Ahmed Miirow

12-Ibrahim Maxamed yare Caafi

13-Xamse Abdi Xabxab

14-Cumar axmed haji Hirad

15_Casha maxamd

16-Zainab Qaybdiid

17-Laki qaybdiid

18- Faati xaaji hiirad

19- Maxamud ahmed Jengeli

20-Nuri axmed jengeli

21-Maxamed Calas( China man)

22-Nuradin Jiif yare

23-Abdirahman jiif yare

24-Cali Faloosi

25- Cabdi barkad

26-Abdirashid Dhimbil

27-Maryan Abdi

28-Fosiya maxamed

29-Fosiya maxamed

30-Riyad Maxamed

31- Kowsar maxamed

32-Anisa Abdi bootaan

33-Fatxiya Abdilaahi Ali

34-Timiro Faarax

35-Deeqa Ducaale

36- Yusuf Abood

37-Faysal abdirahman

38-Dahir Cabdirahman

39-Mahad Caynashe abdirahman

40-Jabril ali Ayax

41-Maxamed Cali ayax

42-Shukri Maxed Khalid

43-Axmed Dheere

44-Xasan Maxamuud Ow muuse

45-Awil Khayaad

www.ceegaag.com  

                                                                                 

webmaster@ceegaag.com