shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Dhakhaatiir Xaawo Cabdi iyo Gabdheeda Deeqo oo booqsho ku yimid Boston, USA lana kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Boston.

(Boston,  March 28,  2011 Ceegaag Online)

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka massachset ee magaalo madaxdiisa Boston ayaa soo dhaween aad u diiran u sameeyay Dhakhaatiir Xaawo Cabdi iyo Gabadheeda Deeqo.

Dr. Xaawo Cabdi ayaa goobta shirka kasoo jeedisay qudbad dhiiga dadka istaajisay intii damiir Islaamnimo iyo mid Soomaaliyeedba ku jiray qudbadaa oo cad ahna Halkan ka   Dhagayso

Waxaa sharxay dadka shirka soo qabanqaabiyay una mahad caliyay isga oo ku hadlayay magaca Jaaliyada Boston C/raxmaan Yuusuf urur kaaso ah  African rights Monitor.  Sidoo kale waxaa iyana yimid nin ka socday Tito Jacson oo isagu isla sabtidii loo dhaariyay golaha deegaanka ee Boston.

 

Daawo oo ka bogo Qudbadihii Dr. Deeqo iyo Hooyadeed Xaawo Cabdi

Qaybta 1aad

 

Qaybta 2aad

 

Qaybta 3aad

 

 

Daawo Sawirada Madasha Shirka

C/risaaq Fiin

Boston

    

webmaster@ceegaag.com