shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Dahabo Guuleed Cabdalle oo ku geeriyoodey Magaalada Hamilton ee Dalka Canada.

 

(Hamilton,  March 16,  2011 Ceegaag Online)

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa saaka Magaalada Hamilton  ee gobolka Ontario Dalka Canada ku Geeriyootay  alla ha u naxariistee Marxuumad Dahabo Guuleed Cabdala.

 

Dhammaan dadka hoos ku qoran ayaa tacsi u diraya Reer Maxamud Cabdi dhagaqool (Marqaan) waxaana leenahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo marxuumada, janadii fardowsa ALLE hakawaraabiyo.

 

Sahra Cali Cawl

Nada Axmed Cali

Naciimo Maxamed Cali

Nimco faarax cali cadmeed,

Riyaad faarax cali cadmeed

Hodan Cali Cawl

Muna cali Cawl

Anisa cabdi raabbi,

farax shariif dhagacadde

ifraax ruura

Qaali Calas

Saynab Ismaaciil Cali

Faadumo kiin Axmed Calidheeg

Sidoo kale  howlwadeenada Shabadaka Ceegaag.com Waxay tacsi u dirayaan Eheladii, iyo qaraabadii ay ka geeriyootay  Marxuumad Dahabo Guuleed Cabdala, Waxaan Illaahay uga baryeynaa in Marxuumada Janadii Fawdasa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna  samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

                                                                                

webmaster@ceegaag.com