shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Sanad guuradii 51 aad ee kasoo wareegaty markii beerta xoriyada ee Hargaysa laga qotomiyay Calanka Soomaalieed oo laga xusay Soomaaliya.

 

(Muqdisho,  June 26,  2011 Ceegaag Online)

Waxaa caawa lagu qabtay Xaflad lagu maamuusayay sannad guuradii 51-aad ee 26 june 1960 kii oo ka dhacday villa Somaaliya

Calan saarka.

Calanka Soomaaliya oo sare  u qaadayo Askari ka tirsan XDS


Marka Calanka la saarayo

Kooxda Baambeeyda  oo garaaceyso Heesta Astaanta  Calanka

Wasiirka Gaashaan dhiga oo salaan Qaadanaya.

Sarkaal katirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo salaan siinaya wasiirka gaashaandhigga  Mudane Fiqi

Xafladda waxaa ka hadlay Madaweyne Sh Shariif Sheekh Axmed

R/wasaare Dr. C/weli Maxamed Cali

Gudoomiyaha Baarlanka oo caawa isna ka hadlay xafladda 26 june ee ka dhacy Villa Somalia

Madaxda qaranka si farxad leh ugu qeyb qaadanayo  26 June

Waxaa loo istaagay heesta Calanka

Midig Safiirka Yeman u fadhiya Soomaaliya, Agaasimaha Nabad Sugida Qaranka, Bidix Safiirka Sudaan u fadhiya Soomaliya

Abwaanad Sultaano oo shirib ku tirisay goobta xafladda ka dhaceysay

R/wasaarahii Hore Mudane Maxamed Cabdullahi  Farmaajo oo Shahaado Sharaf  uu  Gudoonsiiyay  Madaxweyne Shariif Sh Axmed

hobolada Waaberi oo soo bandhigay ruwaayado wadinayad ku dheehan tahay

Ilka case iyo Marshaale oo ruwaayada xaflada jilaayo

Xigasho: Radio Muqdisho

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com