shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meher: Khalid Saalax Mohamed Lacle iyo Xaliimo C/llaahi Mohamud oo meherkoodu ka dhacay magaalada Edmonton.

 

(Edmonton,  June 25,  2011 Ceegaag Online)

Waxaa magaalada Edmonton ee dalka  Kanada  ka dhacay xaflad Meher ah oo ay lahayeen Khalid Saalax Mohamed Lacle iyo Xaliimo C/llaahi Mohamud maanta oo bishu tahay June 25, 2011. Xafladan oo ahayd mid si aada loo soo agaasimay waxaa ka soo qayb galay marti sharaf badan iyo ehelada labada qoys.

 

Dhamaan Dadka Hoos ku qoran

Sheekh Mohamed (Sahabah)

Sheekh Maxamud Sh. C/raxmaan

Xaaji Cali Wadaad

Cali Dhoof

Liibaan Fiin

C/risaaq Jarka

Muuse Daroor

Mustafe C/risaaq

Axmed Aw Mohamed

Jaamac Ibraahim

C/nur Saalax Mohamed

Cali Maxamud (Cali Dheere)

Ciise Xaaji ismaaciil

Mohamed Cawad

Axmed majabe

Cumar madar

Khaliif Ibraahim

Mohamed X. ismaaciil

Mohamed Xasan

Yaasiin (Machanic)

Cabdalla Cismaan

C/maalik Mohamed Cawad

Xamse C/qafar Cali

Cali C/qafar Cali

 

Waxay Tahniyad Hawada u marinayaan Khalid saalax Mohamed (Lacle) iyo Xaliimo C/laahi Mohamud oo meherkoodu ka dhacay magaalada Edmonton, WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INUU NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELO …………AAMIIN……AAMIIN ………AAMIIN

 

Sidoo kale dhamaan hawlwadeennada shabakadda CEEGAAG ONLINE, waxay Hambalyo u dirayaan Khalid Saalax iyo Xaliimo C/llaahi oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Edmonton, waxaannu leenahay ama ilaahay uga baryanaa in qoyskaa cusub ee Khalid iyo Xaliimo  inuu  noqdo kii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayrqabana ilaahay kala siiyo.

Aamiin                Aamiin                 Aamiin     

 

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com