Kulankani Balaadhan ayaana Maanta ka dhaacay Magaalada Garoowe, kulankaas oo  Warsaxaafadeed jawaab u ah Go'aankii Maaulka Somaliland ee Kalshaaale lagasoo saaray waxaana warsaxaafadeedkaa soo saaray   Wasiirada Xildhibaanada iyo Isimada ka soo Jeeda Gobolada kala ah Sool Sanaag iyo Cayn oo Maanta kulan Balaadhan ku yeeshay Magaalada Garoowe, Waxana Hadalo dheer Halkaasi ka soo Jeediyey, Ugaas Abdilaahi Ciise Nuur iyo Wasiirada iyo Xildhbaanada kadiba Saxaafada War Qoraal ah Halkaasi ugu Qaybiyey( Hoos ka akhri)

 

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Puntland Maxamed Faarax Aadan  oo warsaxaafadeedka saxaafada u akhrinaya Dhagayso

 

Ugaas Cabdilaahi Ciise oo lahadlaya Saxaafada dhagayso Dhagayso