shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meher: Osman Abdulaahi Qalinle iyo Rooda Mohamed Ahmednur oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jig-Jiga ee Dalka Ethiopia.

 

(Jig-Jiga, January 22,  2010 Ceegaag Online)

1. Aabo Abdulaahi Qalinle iyo Hooyo Maryan Muhumed Haji

2. Aabo Mohmed Ahmed Nuur iyo Hooyo Fathxa Abdi Sheekh

33. Mohamed Cali Mahdi

44. Bashir Cali Mahdi

55.. Cabdi Hasan Cali Mahdi

66.. Cabdi Yusuf Cali Mahdi

77. Fadumo Cali Mahdi

88. Kawsar Abdulahi Qalinle

9. Daahir Abudlahi Qalinle

10.Hinda Abdulahi Qalinle

11.Safiya Abulahi qalinle

12. Ahmedsaqiiq Mohmed ahmed nuur

13. Hana Mahomed ahmed nuur

14. C/fataax Mohamed Ahmed Nuur

15. Hodan Mohamed Ahmed Nuur

16. Ugbaad Mohamed Ahmed Nuur

17. Ibraahim Mohamed Ahmed Nuur

18. Ismaaciil Mohamed Ahmed Nuur

19. Shugri Mohamed Ahmed Nuur

20. Zuhuur Mohamed Ahmed Nuur

21. Khadra Mohamed Ahmed Nuur

22. Mohamed Cabdi Aw-aden

23. Luul Yuusuf Suldaan & Caruurteeda

24. Caasha Yuusuf Suldaan & Caruurteeda

25. Saynab Ahm,ed Suldaan & Caruurteeda & Odeygeeda

26. AhmedJabir Sheekh C/lahiyare

27. Jaamac Ismaaciil (Jeeri)

Dhamaan dadkan waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mudane Osman Abdulaahi Qalinle iyo Marwadiisa Rooda Mohamed Ahmed Nuur oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Jig-Jiga ee Xarunta Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia, Waxaana ay leeyihiin dadkaasi noqda kuwii ALLE isu calfo gurigoodana kugaadha nabadqab, bashbash & barwaaqo.

Waxaanu Ilaahay idinka baryeeynaa inaad noqotaan lamaanihii isku waara ee kala hela ubad khayrqaba oo Dalkooda, dadkooda & diintoodaba anfaca. Aaamiin.

Sidoo kale Tafatiraha Shabakada Ceegaag.com Liibaan Fiin ayaa hambalyo aan lasoo koobikarin hawada umarinaya Osman Abdilaahi Qalinle iyo Marwadiisa  Rooda Mohamed Ahmednur waxaana leeyahay aqalkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. anigoo ugu duceynaya ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin
 

webmaster@ceegaag.com