shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ra'isulwasaare Cabdiweli oo ka qeybgalay xaflad lagu soo xirayey tababar ciidan loo soo carbiyay sugida amaanka Soomaaliya laguna han waynyahay inay noqdaan ciidamo qaran 

 

(Muqdisho, December 10,  2011 Ceegaag Online)

Daawo Xaflada sawiradeedii

 

ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com