shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Dhalasho : Cabdiftaax Maxamed Geedeeye iyo Xayaad Ibraahim Cusmaan oo Wiil ugu dhashay magaalada Ottawa ee Dalka Canada.

 

(Ottawa, December 06,  2011 Ceegaag Online)

Waxaa Sabtidii oo bishu ahayd December 03, 2011 Wiil ugu  dhashay Magaalada Ottawa ee Caasimada Dalka Canada Cabdiftaax X. Maxamed Yuusuf Geedeeye iyo Xayaad Ibraahim Cusmaan  Wiilkaa oo loo bixiyay Warfaa Cabdiftaax Maxamed Waxaan leenahay Warfaa soo barbaar noqona kii anfacda Dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa. Aammiiiinn.

Sidoo kale Dhamaan maamuulka  shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa Cabdiftaax X. Maxamed Yuusuf Geedeeye iyo Xayaad Ibraahim Cusmaan oo Warfaa ugu dhashay magaalada Ottawa ee Dalka Canada waxaan leenahay soo barbaar noqona kii anfacda Dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa. Aamiiin.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com