shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Anisa Axmed C/laahi oo ku geeriyootay Magaalada Ceegaag.

(Ceegaag.  Dec 18, 2011  Ceegaag Online)

"INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOTI
" 

Waxaan halkan tacsi tiiraanyo iyo murugo wadatabo uga diraynaa Anagoo ka tiiraanyaysan geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Xaaskii C/rashiid Mohamed Ali Abokor (Bigeys) marxuumad Anisa Axmed C/laahi oo xalay ku geeriyootay Magaalada Ceegaag, waxaan si gaar tacsi ugu diraya  C/rashiid Mohamed Ali Abokor (Bigeys) iyo caruurtiisa iyo Dhamaan Reer Mohamed Ali Abokor waxana Illaahay uga baryeynaa in Marxuumada Janadii Fawdasa ka waraabiyo inagana samir iyo Imaan inaga siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin. 

Waxaa Tacsidan diraya:

C/riigle Xaaji Cali & dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi

Bashir C/laahi Gaagaale

C/llaahi Mu’min Cade

Mohamed Timocade

Ayaanle Yuusuf Cabdi

Axmed Ceegaag

Jama Mu’min Cade

Mohamed Ahmed Ali

Faarax Cade Farax

Mohamud C/kariim Muuse

Mohamed Gaas

C/risaaq Mohamed Ismaciil

Muna Xirsi

Liibaan Fiin

Farxaan Cumar Gowl

Sacad Ibraahim Caduur

Abshir Ahmed

Ismahan C/kadir Muse

Dhuux Mohamed Ismaaciil

Fartuun Mohamed C/raxmaan

Nimco C/laahi Cali

Cawaale Abdi Ahmed

www.ceegaag.com

 

 

webmaster@ceegaag.com