shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun: Faadumo Shire Qaadane oo ku geeriyootay Magaalada Toronto.

(Toronto.  Dec 04, 2011  Ceegaag Online)

"INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOTI"

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa  Magaalada Toronto  ee gobolka Ontario Dalka Canada ku Geeriyootay  ALLE ha u naxariistee Marxuumad Faadumo Shire Qaadane.

Waxaa si gaar tacsi ugu diraya Eheladii ay ka geeriyootay Faadumo Shire Qaadane Riyaad Faarax Cali Cadmeed iyo dhamaan qoyska Reer Faarax Cali Cadmeed Waxayna marxuumadda ilaahay uga baryayaan in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo dhammaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin AaamiinAamiin

Sidoo kale waxaa Tacsi ay  u dirayaan reer Shire nasoo gaadhsiiyay

Hooyo Luul Yuususf Suldaan iyo Caruurteeda Ilmo-Fiin X. Cali                                                                                                  Faysal Warfaa iyo Xaaskiisa Fardawsa Suldaan iyo Caruurtooda
Faadumo Salaad Ciise
Cawil Salaad Ciise
Canab Salaad Ciise iyo dhamaan Ilmo-Salaad Ciise
 
waxay tacsi udirayaan
 
Maxamed Shire Cabdi
Casho Shire Cabdi
Saafi Shire Cabdi
Cawil Shire Cabdi
Xasan Shire Cabdi
Aamino Shire Cabdi
 
oo kala jooga Soomaaliya, Sacuudiga, Holand iyo Waqooyiga Ameerica
 geeridii kutimid walaashood Faadumo Shire Cabdi oo ku geeryootay Toronta Canada. waxay leeyihii Alle Janadii Fardawse hakawaraabiyo, caruuutii eheladii, iyo qaraabadii ay ka geeryootayna samir iyo Iiman Alle hakasiiyo siiyo. Aaamiin..Aaamiin

Sidoo kale Dhamaan Bahda Ceegaag.com ayaa tacsi u diraya Eheladii, iyo qaraabadii ay ka geeriyootay  Marxuumad Faadumo Shire Qaadane, Waxaan Illaahay uga baryeynaa in Marxuumada Janadii Fawdasa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtayna  samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com