shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Sucuudiga oo Dhakhaatiir usoo diray Soomaaliya iyo Deeq Daawooyin ah oo ka timid Turkiga

(Muqdisho, Aug 13,  2011 Ceegaag Online)

Boqortooyada Sucuudiga oo dhakhaatiir usoo diray Soomaaliya, dhakhaatiirtan oo ku takhasustay daryeelka caruurta iyo cudurada shubanka siiba Daacuunka oo laga baqoyo inuu ku fido goobaha dadku abaaraha ula taag daran yihiin iyadoo dadkani  kasoo barakaceen gobolada koonfurta, dadkan oo ku sugan Caasimada Muqdisho oo haatan si toos ah gacabta dawlada usoo gashay.

Sidoo kale waxaa maanta Muqdisho soo gaadhay deeq daawooyin ah oo ay taakulo ahaan usoo dirtay haayada gargaarka Turkiga ee Bisha Cas.

 

 

xuquuqda sawireada waxaa iska leh www.radiomuqdisho.net

 

webmaster@ceegaag.com