shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Munaasabada Ciida Soonfureed oo maanta si weyn looga ciiday Magaalada Edmonton ee Dalka Canada. 

(Edmonton, Aug 30,  2011 Ceegaag Online)

Kumaakun Muslimiin ah oo ku dhaqan Magaalada Edmonton ayaa manta si weyn iskugu soo baxay meelo badan oo ka mid ah Magaalada Edmonton si ay u tukadaan Salaadii Ciida Soonfureed.

 

Hadaba Shabakada Ceegaag ayay u suuro gashay in ay dadweynaha kula Tukato Northland Expose Center, hadaba waxaanu kula kulanay mid ka mid ah Hogaamiyaasha Bulshada ee Soomaalida ku dhaqan Edmonton Bashir Xaaji Cali (Jamaal) oo u Hambalyo u diray Dhamaan Muslimiinta Aduunka gaar ahaan kuwa ku dhaqan Gobolka Alberta.

 

 

 

Daawo Sawiradda

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com