shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Madaxweyne Obama oo Muslimiin badan afur ugu sameeyay aqalka cad ee Mareykanka.

(Washington, Aug 12,  2011 Ceegaag Online)

Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Hussein Obama ayaa shalay afur ugu  sameeyey  aqalka cad ee looga arrimiyo dalka Maraykan xubno sar sare oo ka mid ah Muslimiinta ku dhaqan dalkan Marayknaka, taas oo ay ka qayb galeen  masuuliyiin sarsare oo ka tirsan maamulka Madaxweyne Obama iyo xildhibaano ka socday Golayaasha sharci dejinta.

Xafladan Afurka ah oo shalay ka dhacday White House-ka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey xubno si gaar ah loo casumay oo kamid ah Muslimiinta ku dhaqan dalkan, oo ay ku jiraan labadii Xildhibaan ee u horeeyey oo Muslim ah oo xubno ka noqda Congresska dalka Maraykanka.

Madaxweyne Barack Obama ayaa sanadkii 3aad afur ugu sameeyay Aqalka cad qaar ka mid ah dadka Muslimiinta dalkan Mareykanka ayaa waxaa uu fursadaas kaga faa´iideystay inuu halkaas ku xuso muslimiintii ku geeriyootay dhacdadii 9/11 ee sanadkii 2001 oo bisha September 11, 2011 la xusi doono sanadguuradii tobnaad ee dhacdadaas.

 

Hadaba halkan hoose ka akhriso dadka nasiibka u yeeshay in ay ka qaybgalaan xafladaas ka dhacdey Aqalka cad ee looga arimiyo dalkan mareykanka.

MEMBERS OF CONGRESS The Honorable Andre Carson, United States Representative The Honorable John Conyers, United States Representative The Honorable Keith Ellison, United States Representative The Honorable Donald Payne, United States Representative

DIPLOMATIC CORPS
Her Excellency Amina Salum Ali, Ambassador, African Union Mission
His Excellency Abdallah Baali, Ambassador, People’s Democratic Republic of Algeria
His Excellency Yashar Aliyev, Ambassador of the Republic of Azerbaijan
Her Excellency Huda Ezra Nonoo, Ambassador of Bahrain
His Excellency Akramul Qader, Ambassador of the People's Republic of Bangladesh
His Excellency Bienvenu Joseph Charles Foe-Atangana, Ambassador of Cameroon
His Excellency Adam Bechir Mahamoud, Ambassador of the Republic of Chad
His Excellency Roble Olhaye, Ambassador of the Republic of Djibouti
His Excellency Sameh Hassan Shoukry, Ambassador of the Arab Republic of Egypt
His Excellency Mory Karamoko Kaba, Ambassador of Guinea
His Excellency Bayney Ram Karran, Ambassador of Guyana
His Excellency Dino Patti Djalal, Ambassador of Indonesia
His Excellency Samir Shakir Mahmood Sumaida’ie, Ambassador of the Republic of Iraq
His Excellency Micahel Scott Oren, Ambassador of Israel
His Excellency Aziz Mekour, Ambassador of the Kingdom of Morocco
Her Excellency Aminata Maiga Djibrilla, Ambassador of Niger
Her Excellency Hunaina Sultan Ahmed Al Mughairy, Ambassador of the Sultanate of Oman
His Excellency Husain Haqqani, Ambassador of Pakistan
His Excellency Mr. Maen Areikat, Ambassador, PLO Mission
His Excellency Ali Bin Fahad Faleh Al-Hajri, Ambassador of the State of Qatar
His Excellency Sergey Ivanovich Kislyak, Ambassador of the Russian Federation
His Excellency Adel A.M. Al-Jubeir, Ambassador of Saudi Arabia
Her Excellency Fatou Danielle Diagne, Ambassador of Senegal
His Excellency Bockari Kortu Stevens, Ambassador of Sierra Leone
His Excellency Subhas Chandra Mungra, Ambassador of the Republic of Suriname
His Excellency Mwanaidi Sinare Maajar, Ambassador of Tanzania
His Excellency Edawe Limbiye Kadangha Bariki, Ambassador, Togo
His Excellency Namik Tan, Ambassador of the Republic of Turkey
His Excellency Yousif Mana Saeed Alotaiba, Ambassador, United Arab Emirates
His Excellency Ilhomjon Tuychievich Nematov, Ambassador of the Republic of Uzbekistan
His Excellency Abdulwahab A. Al Hajjri, Ambassador of the Republic Yemen
His Excellency Ufuk Gokcen, Ambassador and Permanent Observer, Organization of the Islamic Conference
The Honorable Damir Dzanko, Chargé d'Affaires at Interim of Bosnia
The Honorable Sufyan Salman Qudah, Chargé d'Affaires at Interim of the Hashemite Kingdom of Jordan
The Honorable Jetish Jashari, Chargé d'Affaires at Embassy of Republic of Kosovo
The Honorable Tarek Ben Youssef, Chargé d'Affaires at Interim of Tunisia

COMMUNITY MEMBERS

Mr. Hamza Abdullah, Arizona Cardinals
Mr. Husain Abdullah, Minnesota Vikings
Ms. Dina Amer
Mrs. Durriya Badani, Brookings Institute
Ms. Faiza Arain, Los Angeles Police Department
Dr. Mahmoud Eboo, Aga Khan
Mr. Mohamed Ali Malouche, Tunisian American Young Professionals
Mr. Akram Syed, National Association of Indian Muslims
Mrs. Mansura Shajahan
Mr. Yusuf Shajahan
Dr. Manzoor Tariq, Association of Pakistani Physicians of North America

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com