shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

 Shirkada Dhismaha ee Ceegaah

 

(Ceegaag,  April 06,  2011 Ceegaag Online)

Shirkada Dhismaha ee Ceegaag ayaa dadwaynaha Soomaaliyeed siiba qurba joogta reer Ceegaag ugu baaqasa inay diyaar ula tahay inay dhismayaal casri ah uga hirgaliso magaalada Ceegaag, sidoo kale inay qiimo macquul ah oo qancindoona cidii daneenasa inay dhisme ka hir galiso Ceegaag ula diyaar ah.

Laxidhiidh mulkiilaha shirkadan C/Xakiin Cali Abokor teleefoonka nambarkiisu yahay +1 551-333-1254 waa kuu bilaasha hadii aad degantahay Maraykanka iyo Canada.

                 

                                                                              

webmaster@ceegaag.com