shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Meherka Bashiir Hanuuniye iyo Farxiyo Fiska oo ka dhacay Magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark.

 

(Copenhagen, April 27,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa Magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark ka dhacay Xaflad Meher oo ay lahaayeen Fanaanada Farxiyo Fiska iyo Muusikiistaha Bashiir Hanuuniye Xafladan oo ahayd mid si aada loo soo agaasimay waxaa ka soo qayb galay   marti sharaf badan iyo ehelada labada qoys.

                  

Hadaba Fanaanka Da’da yar Ahmed Xuseen Cali (Ahmed Ceegaag) ayaa Hambalyo Hawada u marinaya Saaxiibkii Bashiir Hanuuniye iyo Marwadiisa Fanaanad Farxiya Fiska isagoo leh Guurkiina Guurkhayr..Gurigiina Guri Nigi...Guri Nagi.. Guuloow Kayeell Waxaanan ugu ducaynayaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano…Aaamiin Aaaaaamiiin....

webmaster@ceegaag.com