shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Madaxwaynihii Ivory Coast oo isaga oo nool gacanta lagu dhigay

 

(Ivory Coast,  April 10,  2011 Ceegaag Online)

Madaxwayne Laurent Gbagbo oo isga oo nool gacanta lagu dhigay kadib markii xoog lagu muquuniyay waxoogaa maleeshiyo qabiileed  ku difaacasay qasriga madaxtooyada ee caasimada Abidjan.

 

Wararka naga soo gadhaya dalkaa Iveri-Koosti ayaa ku soo waramaya in ciidamada Faransiisku hada ku hayaan goob aan la garanayn iyada oo la filayo in maxkamad la hor keeni doono si loogu qaado danbiyadii dagaalka iyo burburkii uu u gaystay dalkiisa kadib markii lagaga adkaaday doorashooyinkii kal-hore, isaguna uu iska idho tiray inuu aqbolo codayntii shacabka reer Ivori-Koosti.

www.ceegaag.com

 

                                                                              

webmaster@ceegaag.com