shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Aroos:  Ahmed Abukar Omer iyo Amal Abdirahim Cabdi oo ku aqal galay Magaalada Uhuan ee Dalka China.

 

(Uhuan China,  April 12,  2011 Ceegaag Online)

Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo  hooyooyinka arooska iyo aroosada, Duniyo Mohamed Abtidoon, Xalimo Mohamed Abtidoon, Mulki Mohamed Abtidoon, dhamaan walaalaha wiilal iyo gabdhaba waxay Hambalyo u dirayaan AHMED ABUKAR OMER iyo AMAL ABDRAHIIM CABDI oo ku aqal galay magaalada Uhuan ee dalka China.

Waxa kale oo Hambalyo gaadhsiinay Ahmed iyo Amal, dhamaan ganacsatad Suuqa Weyn ee Ceel Gaab ee magaalada Toronto ee Dalka Canada.

Sidoo kale Waxaa kale oo tahniyad iyo bogaadiin gaar ah u diraya, Waris Mohamed Geedeeye iyo caruurteed, Zamzam Cali Buraleh iyo caruurteeda, waxaanay leeyihiin hambalyo,hambalyo, Ilaah ha ka dhigo guurkiina kii aad kala kulantaan bash bash iyo barwaaqo, ubad khayr qabana aad kala heshaan.
 
AAMIIN ....  AAMMIN .......AAMIIN

www.ceegaag.com

 

                                                                              

webmaster@ceegaag.com